/

Ugaas Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo 25 jully lagu caleema saaridoono Baledwayn

Filed under: Suugaan |

(Hayenews.com)Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ah Ugaaska Beesha Xawaadle ayaa lagu wadaah in lagu caleemo saaro 25 bisha luuliyo magaalada Baledwayne ee xuranta Gobalka Hiiraan.

Ugaas Xasan ayaa dhawaan loo doortay inuu noqdo Ugaaska beesha xawaadle kadib markii uu dhintay Ugaas Cabdiraxman Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo 3 bishii janaayo ee sanadkan kugeeriyooday magaalada Baledwayne.

Saldanada Beesha Xawaadle ayaa lagu tilmaama kuwa ugu faca wayn saldanooyinka soomalida.Ugaas Xasan ayaa kaalimo lama ilaawan ah kaqaatay xalada gobalka Hiiraan illaa iyo intii loo magacaabay inuu badalo Ugaas Cabdiraxman Ugaas Khaliif.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *