/

TOOS U DAAWO: Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee DFS

Filed under: Waraka Maanta |

GAROOWE(HAYENEWS)- Doorashada xildhibaanada baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya ayaa goor dhaw ka bilaabatay magaalada Garoowe, iyadoo uu hadda socdo xaadirinta Ergada, waxaana dhacaya Loolan adag oo ku aadan ku guuleysiga Xildhibaanada.

Beesha Warsangali ayaa tartanka ugu adag uu dhexmari doona oo lagu bilaabay doorashada, iyadoo ay labo meelood ka kala socdaan doorashada xubnaha Xildhibaanada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *