/

Shan waxyabood oo ku suubsan ciyaartii xalay tartanka Champion legue ee kooxaha BSG Iyo Manchester city

Filed under: CIYAARAHA |

Maxaa laga bartay ciyaartii xalay ee taajiriinta carbeed Manchester city iyo BSG:

 

  • Joe Hart ayaa noqday goolhayaha kaliya ee labo gool ku laad oo Champions League bad badiyay xili ciyaredkan waxaana uu bad badiyay labo mar kulamadii snadkan ee Champions League
  • Hart ayaa bad badiyay sedax gool ku laad shantii gool ku laad ee ugu danbeysay tartanka  Champions League tan iyo markii uu saftay kulankisii koowad 2011-12
  • David Luiz ayaa jeelo lagu siiyay  12 seconds, waaana jaalahii ugu dhaqsaha badnaa Champions Leaguexili ciyaaredkan sidoo kale waa kii ugu dhaqsaha badnaa tan iyo  2003-04
  • Zlatan Ibrahimovic ayaa shan gool oo xariir ah dhaliyay tartanka Champions Leaguewaana markisii sedaxad ee tariiqdiisa ; waxaa sidaas oo kale uu horey u sameeyay biushii  February 2012 isagoo joogo  Milan iyo  February 2014 isagooa jooga isla  PSG.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *