/

Mid ka Mid Ah Saraakiisha Ugu Caansanaa Ururka Al-Shabaab Oo Banaanka Keenay Siro Culus (Daawasho Xasaasi Ah)

Filed under: Waraka Maanta,Warar,Wareysi |

(HayeNews.com)-Mid ka mid ah masuuliyiintii ugu sareeyay ururka Al Shabaab gaar ahaana u qaabilsanaa dhanka Dacwo qaadista Maxkamadooda ayaa waxa uu kashifay arimo badan oo Shacabka Soomaaliyeed ka yaabiyay .

Masuulkaan oo dhawaan ka soo goostay ururka Al Shabaab ayaa waxa uu si cad dusha uga saaray Al Shabaab inay ka dambeeysay qaraxii dhawaan lagu hoobtay ee ka dhacay isgooyska Zoobe kaas oo sheegay in uu horay ula socday Qaraxyo badan oo Al Shabaab la xumaaday ka dibna ay qariyeen ama ka aamuseen .

Halkaan Hoose Ka Daawo.

SI AAD U HESHO WARAR DHEERAAD AH HALKAAN RIIX

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *