/

MAQAL: Suuragal ma tahay in ay AMISOM Soomaaliya ka baxdo Sanadka 2017-ka?

Filed under: Warar,Wareysi |

Machadka Heritage ee Cilmi baarista ee Fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray warbixin dheer oo ku saabsan sida ciidamada AMISOM ee Africa ka socdaan uga bixi karaan Soomaaliya.

Warbixintu waxa ay soo jeedisay hababka ay dhici karto in AMISOM uga baxdo Soomaaliya, oo ay ugu weyn tahay in marka hore dib loo dhiso ciidamada Somalia.

Joogitaanka AMISOM ee Somalia ayaa wuxuu tobban jirsan doonaa sannadka danbe ee 2017.

Waxa kale oo warbixinta ay sheegtay in howl-galka AMISOM uu yahay mid ka mid ah kii ugu khasaaraha badnaa howl-gallada ay QM taageerto ee ka dhaca caalamka.

DHAGEYSO

Agaasimaha Machadka Heritage, Cabdirashid Khaliif Xaashi, oo Toronto ku sugan ayaa VOA-da, isagoo la hadlay wuxuu sharaxaad ka bixiyey sida ay suuragal u tahay in ay Soomaaliya xiligaas ka baxaan ciidamada kusugan.

___________

MUQDISHO, SOMALIA
hayenews@gmail.com

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *