/

LIVE U DAAWO:- Munaasabadda Furitaanka Kalafadhiga 3-aad Ee Baarlamaanka Oo Socota.

Filed under: Video,Waraka Maanta,Warar |

(HayeNews.com)-Waxaa haatan ka bilowday Dugsiga Tababarka Jen. Kaahiye Xaflada furitaanka Kalfadhiga 3aad Baarlamaanka Federaalka, iyadoo ay goor dhow bilaaban doonto khudbada ay Mas’uuliyiinta ka qeyb galaya munaasabadda jeedinayaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbadiisa Dastuuriga ee Furitaanka Kalfadhiga 3aad jeedin doona.

Sidoo kale Guddoomiyeyaasha Labada Gole ayaa hadalo ku aadan wixii u qabsoomay labadii Kalfadhi ee hore ka jeedin doona munaasabadda.

Waxaa hada socota heeso lagu furayo munaasabadda oo ay ka qaadayaan Fanaaniinta Hobolada.

Halkan toos uga daawo Munaasabadda oo Telefishinka SNTV uu baahinayo.

SI AAD U HESHO WARAR DHEERAAD AH HALKAAN RIIX

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *