/

General Moorgan Oo Beeniyay Warar Lagu Baahiyay Tv-ga Qaranka Oo Sheegaya In Uu Geeryooday (Daawo)

Filed under: Video,Waraka Maanta,Warar |

(HayeNews.com)-General Maxamed Sicid Xirsi Moorgan oo ahaa wasiirki gaashandhiga dawladii Siyaad Barre waxuuna sheegay in Facebook TV -ya Qaranka lagu qoray inu geeriyooday Balse u noolyahay

Muuqaal uu soo duubay isagoo ku sugan dalka cumaan ayuu sheegay in wararka lagu baahiyay Facebook tv-ga Qaranka, uu yahay mid been ah.

“Ehelo baa telefoon igu waalay Waxaan idiin sheegayaa waxay rabaan ha sheegeen waqtigeyga Ayan sugaya “ayuu si raaciyey.

Halkaan Hoose Ka Daawo.

SI AAD U HESHO WARAR DHEERAAD AH HALKAAN RIIX

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *