/

Deg-Deg:- Dad Soomaali Ah Oo Lagu Xasuuqay Itoobiya Iyo Xogo Laga Helayo Cida Ka Dambeysay

Filed under: Waraka Maanta,Warar |

(HayeNews.com)-Wararka ka imanaaya degaanka harawo ayaa sheegaya in magaalada Hawday duleedkeeda lagu laayey dad somalia ah oo ila hada inta la garanaayo 10 yihiin qabiilka Gadabuursi, wararka ayaa sheegay.

Ila wareedyo kale ayaa tibaaxaya in dadkaasi ahaayeen dad safar iyo ganacsato qaad isugu jirta, shacabka Oromada ee degaankaasi ayaa dadkan u laayey argoosi ay kaga aar goosanayaan dagaalo ka dhacay dhinac koonfureed ee ay iska galaan degaanada Oromada iyo Somalidu.

Wararka Jijiga ka imanaaya ayaa sheegaya in ay jiraan tiro intaasi ka badan oo dhimasho iyo dhaawac ba leh

SI AAD U HESHO WARAR DHEERAAD AH HALKAAN RIIX

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *