/

DAAWO:Maryan Mursal Ciise oo ka hadashay dadka Soomaaliya lagu heybsooco

Filed under: Video,Warar |

Waxa Inta Badan dadka Soomaaliyeed hayb soocaan  dadka Soomaaliyeed qaarkooda,taasi oo inta Badan lays Weydiiyo waxa sababay.

Maryan Mursal Ciise oo kamid ah fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa si adag kaga hadashay heybsooca lagu sameeyo dadka Soomaaliyeed, iyadoo la guursanayo dad kale oo ajaaniib ah balse diinta Islaamka heysta.

Hoos ka daawo muuqaalka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *