/

(Daawo) Qisadii Xaaskii Nabi Ibrahim (CSW) Hajirah iyo Biyaha Zamzamka_Qisooyin Uu Nabi Maxamed (CSW) Ka Sheekeeyay

Filed under: DIIN,Waraka Maanta,Warar |

(HayeNews.com)-Barmaamijkan waxa aan ku eegaynaa dhacdo wayn oo taariikhiya isla markaana ay muhiim tahay in ay ogaadaan dhamaanba dadka muslimiinta ahi.

Waa qisadii xaaskii nabi Ibrahim (CSW) Hajira iyo sidii uu ilaahay ugu karaameeeyay in uu u dilaaciyay ceelka biyaha Zam Zamka. Mucjisadan ayaynu ku soo qaadi barmaamijka labaad ee barmaamijyo taxana ah oo aan ugu tala galay bisha Ramadaanta.

Halkaan Hoose Ka Daawo. 

SI AAD U HESHO WARAR DHEERAAD AH HALKAAN RIIX

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *