/

(Daawo) Qisadii Islaantii Nabi Muuse (CSW) Ku Shardiday In Ay Janada La Gasho

Filed under: DIIN,Waraka Maanta,Warar |

(HayeNews.com)-Nabigu (CSW) waxa uu inooga sheekeeyay sheeka cajiiba oo dhacday waqtigii nabi muuse. Waa sheeko islaan noolayd waqtigii nabi Muse (CSW). Waxa ay hooyadani shardi ku xidhay nabi muuse in ay janada u raacdo.

Qisadeeda ayaynu ku soo qaadanaynaa barnaamija sadexaad ee barmaamijadii aad ugu talo galay bisha barkaysan ee Ramadaanta.

Halkaan Hoose Ka Daawo Qisada.

SI AAD U HESHO WARAR DHEERAAD AH HALKAAN RIIX

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *