/

DAAWO: Odayaasha Dhaqanka oo Dood Kulul ka yeeshay Siyaasada & Doorashada Soomaaliya

Filed under: Video,Warar |

Barnaamij Muuqaal ah oo ka baxayay Mid kamid ah TV-yada Soomaalida ayaa waxaa dood kulul ka yeeshay odayaasha dhaqanka, kuwaasi oo ka dooday doorashada sanadkaan ka dhaceyso Soomaaliya.

Barnaamijka Muuqaalka ahaa ayaa waxaa ka qeyb galay odayaal kala matalayay qaar kamid ah beelaha Soomaaliyeed ee kasoo kala jeeda, gobolada waqooyi koofur iyo Galbeedka Soomaaliya.

Hoos ka daawo dooda oo xooga lagu saaray go’aankii madasha ay soo saartay dhawaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *