/
Home » Archives by category » Wareysi
Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Qax Xooggan Oo Ka Socda Laas-caanood & Waraaqo Lagu Daadiyay (Dhageyso)

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Qax Xooggan Oo Ka Socda Laas-caanood & Waraaqo Lagu Daadiyay (Dhageyso)

(HayeNews.com)-Xaalado Kacsan ayaa Muddooyinkii Ugu Dambeeyay ka Taagan Magaalada Laas-caanood ee Xarunta Gobalka Sool, Iyadoona Shacab Fara badan ay Isaga baxeen Magaalada. C/llaahi Cali Ciise oo kamid ah Shacabka ku Dhaqan Magaalada Laas-caanood, ayaa Sheegay in Maalmihii la soo dhaafay uu Magaalada ka socdeen Qax Xooggan, kaasi oo ay Sameynayeen Dadka Magaalada, kuwaas oo ka […]

Madaxweynaha Puntland “Somaliland Waa Wuxuush Caadaystay Dhiigga Shacabka, Waana La Iska Celin” (Dhageyso)

(HayeNews.com)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, ayaa si adag uga hadlay Dagaal ka dhacay Deegaanka Tukoraq ee Gobalka Sool, kaas oo u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland. Madaxweynaha Puntland oo Wareysi sinayay Idaacada Daljir, ayaa Sheegay in Somaliland ay ku soo Duushay Deegaanada Puntland, Isagoona Tilmaamay Puntland ay Xaq u lee dahay […]

Continue reading …
Madaxweynaha Puntland “Cid Dani Ugu Jirto Ma Jirto Xiriirka Soomaaliya Iyo Imaaraadka Carabta Ee Sii Xumaanaya” (Daawo)

(HayeNews.com)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, oo Wareysi Siinayay Warbaahinta Al-Cayn ee laga lee yahay Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa ka hadlay Xiriirka sii Xumaanaya ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo Dowladda Imaaaraadka Carabta. Madaxweynaha Puntland ayaa Sheegay inay tahay wax Laga Xukuumado Mugdiga soo Galay Xiriirka Dublamaasiyadeed ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, […]

Continue reading …
Wasiir Cawad “Dalal Dhowr Ah Oo Itoobiya Ku Jirto Ayaa Na Dhex dhexaadinaya Anaga iyo Imaaraadka” (Dhageyso)

(HayeNews.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Imaaraadka, isagoo meesha ka saaray inuu jiro wax heshiis  ama is faham labada dal horay u galeen oo ku saabsan heshiiska Dekeda Berbera, kaddib hadal ka soo yeeray Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka. Wareysi uu siiyay laanta afka Soomaaliga ee […]

Continue reading …
Madaxweyne Farmaajo “Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan Ayaa Ku Buuxineynaa Taliyeyaasha Banaan” (Daawo Wareysi)

(HayeNews.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBC, isagoo ka hadlay sanad kaddib wixii u qabsoomay tan iyo markii uu xilka qabtay. Madaxweynaha ayaa ka hadlay arrimaha ammaanka, siyaasadda, iyo arrinta mucaaradka, waxaa uu xoo hadal qaaday amniga oo uu sheegay in mas’uuliyad weyn uu […]

Continue reading …
Mid ka Mid Ah Saraakiisha Ugu Caansanaa Ururka Al-Shabaab Oo Banaanka Keenay Siro Culus (Daawasho Xasaasi Ah)

(HayeNews.com)-Mid ka mid ah masuuliyiintii ugu sareeyay ururka Al Shabaab gaar ahaana u qaabilsanaa dhanka Dacwo qaadista Maxkamadooda ayaa waxa uu kashifay arimo badan oo Shacabka Soomaaliyeed ka yaabiyay . Masuulkaan oo dhawaan ka soo goostay ururka Al Shabaab ayaa waxa uu si cad dusha uga saaray Al Shabaab inay ka dambeeysay qaraxii dhawaan lagu […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Maxay Tahay Sababta Baarlamaanka looga yeeray Gudoomiyaha Bangiga Dhexe

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa u yeeray Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Mudane, Bashiir Ciise Cali si wax looga weydiiyo sida ay ku dhacday in Bankiga Dhexe laga xado lacag gaareysa $ 530,000. Xidlhibaan Maxamed Nuuraani Bakar  oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in aysan suurtagal aheyn in lacag cadadaas dhan in Bankiga […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Xildhibaanada Somaliland oo ka hor yimid hishiiskii shirkii madasha

Iyadoo shalay magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay shirkii madasha Wadatashiga Qaran oo Todobaadkan ka socday Muqdisho ayaa go’aanada qaar ee ka soo baxay shirkaasi waxaa ka soo horjeestay xildhibaanada iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda Soomaaliland. Xildhibaanad Qadro Axmed Ibraahim oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda Soomaaliland ayaa Idaacadda Risaala oo kamid ah […]

Continue reading …
MAQAL XASAASI AH: Baarlamaanka Soomaaliya oo wali ku adkeysanaya In ay Horyimaadan Wasiirka Amniga & Taliyaha Nabadsugida

Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay dib u dhigtay fadhigii baarlamaanka oo qorshuhu ahaa in ay soo xaadiraan Wasiirka Amniga & Taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee dawladda Soomaaliya, balse ay ka baaqsadeen markii sida la sheegay in ay maalmahan ka war-wareegayaan hortagida baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa diidey in ay sii wadaan fadhigii shalay, waxa ayna sheegeen […]

Continue reading …
MAQAL XASAASI: Gudoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir oo si adag uga hadlay La hadlay Wasiirka Amniga & Taliyaha Nabadsugidda Dawladda Soomaaliya.

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan ayaa si kulul uga hadlay go’aankii uu xalay ku dhawaaqey Taliyaha nabadsugidda ee dawladda Soomaaliya Jeneraal Tuuryare, kaas oo ahaa in ay amniga caasumada ku wareejiyeen Madaxda Maamulka Gobalka Banaadir, wuxuuna taasi ku sifeeyey masuuliyadii ay lahaayeen oo ay ka carareen. Tarsan oo la hadlayay Laanta afka […]

Continue reading …
Page 1 of 212