/
Home » Archives by category » Warar (Page 600)
Deg-Deg:- Amaanka Deegaanada Dowlada Puntland Oo Si Weyn Loo Adkeeyay Iyo Ciidamadii Ugu Badnaa Oo La Geeyay..

(HayeNews.com)-Ammaanka magaalooyinka Puntland ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo ciidamadii ugu badnaa La Geeyay waddooyinka iyo xarumaha muhiimka. Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Cali Xirsi Qarjab ayaa sheegay in qorshayaal cusub oo lagu sugay amniga Puntland la diyaariyay, isla markaana ciidamo dheeraad ah la geeyay waddooyinka iyo xarumaha maamulka. Waxaa uu sheegay in ciidamada amniga […]

Continue reading …
(Dhageyso) Cabsi Xooggan Oo Soo Wajahday Shacabka Magaalada Marka Iyo Ciidamada DFS Iyo Al-Shabaab Oo Ku Dagaalamaya..

(HayeNews.com)-Maamulka magaalada Marka ee Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa sheegay in cabsi badn ay ka jirto magaaladaas, xili dagaalo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaliya iyo kuwa Al-shabaab ay ka socdeen deegaano hoos yimaada. Gudoomiye ku-xigeenka Magaalada Marka C/kariin Xuseen Xasan ayaa sheegay  cabsi weyn ay dareemayaan shacabka Magaaladaas, madaama ay sii kordhayaan dagaalada u […]

Continue reading …
Deg-Deg:- Burcad Badeed Soomaali Ah Oo Af-duubatay Doon Kalluumeysi Oo Laga Leeyahay Dalka Koofur Kuuriya

(HayeNews.com)-Burcad Badeed Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa inay afduubteen Doon Kalluumeysi laga leeyahay dalka Koofur Kuuriya, meel ka mid ah biyaha Soomaaliya. Doonidan ayaa waxaa saarnaa 18 shaqaale u dhashay dalalka Koofur Kuuriya iyo Indonesia, waxaana xiriirka la waayay markii la afduubtay. Wasaaradda Difaaca ee Koofur Kuuriya ayaa sheegtay in Doonida Kalluumeysi ay uga […]

Continue reading …
Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah Oo Ay Ka Mid Yihiin Safarkiisii Yurub Iyo La Dagaalanka Argagixisada+Dhageyso

(HayeNews.com)-Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas oo Safaro dhanka Dibada ah ku marayay qaar kamid ah wadamada Yurub ayaa gaaray magaalada Nairobi. Madaxweyne Gaas oo warfiyeenada la hadlay ayaa sheegay in guul ay ku soo dhamaadeen safaradaasi uu ku tagay Wadamada Yurub . Madaxweynaha ayaa umadda Puntland ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakeeysan […]

Continue reading …
(Sawirro) Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Puntland Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Rag Lagu Qabtay Walxaha Qarxa+Akhriso

(HayeNews.com)-Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27-5-2017 ,xukun dil doogasho ah ku riday Shan nin oo dhawaan ciidamada amaanka Boosaaso ku qabteen gaari iyo Qaraxyo ay wateen oo ay qorsheynayeen inay ku qarxiyaan qeybo kamid ah magaalada . Shantan eedaysane ayaa maxkamadda horteeda ka qirtay in qaraxyada […]

Continue reading …
Dowlada Talyaaniga Oo Khuburo Tababar Siinaysa Shaqaalaha Hawada U Soo Diraysa Soomaaliya+Sawirro

(HayeNews.com)-Maareeyaha Hay’adda Duullista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliyeed (SCAMA) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo u joogo dalka Talyaaniga ayaa kullamo la qaatay madaxda Hay’adda Duulista iyo saadaasha Hawada wadanka Talyaaniga. Booqashada Maareeyaha iyo wafdigiisu waxay ku saabsaneed casuumad ay ka heleen ENAV oo ah hay’adda duullista iyo saadaasha hawada Talyaaniga, Maareeyaha Hey’adda Duulista iyo […]

Continue reading …
Deg-Deg:- Somaliland Oo Sheegtay In Imaaratka Carabtu Weeraro Ka Qaadayo Saldhiga Berbera Iyo Maraakiibta Dagaalka UAE Oo Soo Gaaray Berbera

(HayeNews.com)-Sarkaal sare oo Somaliland ka tirsan ayaa jimcihii shalay sheegay in Ciidamada ka socda Imaaraadka Carabta ay sida ugu dhaqsiyaha badan diyaaradahooda dagaalka ay ka duuli doonaan Saldhigga Berbera. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Imaaraadka ay saldhig Berbera u isticmaali karaan ujeedo kasta oo ay ku jiraan, tababarka, ilaalinta badda […]

Continue reading …
Diyaaradaha Dagaalka Masar Oo Duqeymo Culus Oo Aargudasho Ah Ka Geystay Gudaha Dalka Liibiya

(HayeNews.com)-Diyaaradaha dagaalka Masar ayaa duqeymo culus ka geestay saldhig la sheegay in lagu tababaro maleeshiyaad Islaami ah oo kuyaala meel u dhaw magaalada Derna ee bariga dalka Liibiya. Duqeyntan ay geesteen Milatariga dalka Masar ayaa loogu aar gudayay weerar hubeesan oo sahalay ka dhacay bartamaha dalka Masar ,kaa oo lagu dilay 28-qof oo katirsanaa Masiixiyiinta […]

Continue reading …
Deg-Deg:- Diyaaradda Turkish Airlines Oo Maalintii 3-aad Ka Degi La’ Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho (Ogow Sababta)

(HayeNews.com)-Diyaaradda Turkish Airlines ayaa maalintii saddexaad ka degi la’ garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo tan iyo khamiistii ay dhowr jeer ku fashilantay inay caadi ugu soo degto garoonka, sababo dhanka hawada iyo dabeylo jira awgood. Diyaaradda Turkish duulimaadkii khamiistii ayaa ku degi weyday garoonka, waxaana ay aaday Jabuuti, balse rakaabkii ay waday […]

Continue reading …
Falanqeyn Xasaasi Ah:- Itoobiya Dantii Ay Ka Laheyd Soomaaliya Ma Ka Gaartay+Akhriso

(HayeNews.com)-Ilaa waqti dowladdii kacaanka dhacday oo hugaaminayey jaale Maxamed Siyad Barre AUN. Waxaa aad usoo kordhayay dhibaatooyinka soo wajahayey dadkas Soomaaliyeed kuwaas oo ay ka mid yihiin amni la’aan ku baahday dhamaan gayiga Soomaliyeed bad iyo barriba. Dadka Soomaaliyed waxaa lagu tilmaamaa kuwa aduunka ugu faqrisan inkastoo haddii Soomaali nahay aan isku naqaan inaana ahayn […]

Continue reading …