/
Home » Archives by category » Warar (Page 469)
War Deg Deg Ah:- Gudoomiyihii Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Taageeray Xil Ka Qaadista Ex. Madaxweyne Cosoble

(HayeNews.com)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa goor dhow ayiday xil ka qaadistii Xildhibaanada Hirshabeelle shalay ku sameeyeen Madaxweynihii hore Cali C/llaahi Cosoble. Sheekh Cusmaan oo saaka gaaray magaalada Jowhar ayaa shir haraa’id oo uu ku qabtay waxaa uu sheegay in wixii shalay dhacay ay ansax tahay. Waxaa uu sheegay in xilka si KMG ah […]

Continue reading …
War Deg Deg Ah:- Kooxo Hubeysan Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Bartamaha Muqdisho Iyo Warar Cusub Oo Ka Soo Baxaya

(HayeNews.com)-Dabley hubeysan oo gaari watay ayaa rasaas ku furay gaari kale oo ay saarnaayeen dad, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxay weerarkan. Weerarka ayaa ka dhacay nawaaxiga Isbitaalka Digfeer ee degmada Hodan, iyadoo dableyda dilka geysatay ay ku baxsadeen gaadiidkii ay wateen. Goob joogayaal ayaa sheegaya in gaariga la rasaaseeyay ay saarnaayeen dad […]

Continue reading …
Deg-Deg:- Kacdoon Cusub Oo Ku Furmay Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Iyo In Uu Is Casilo Oo Loogu Baaqay

(HayeNews.com)-Mudanayaal ka tirsan Golaha shacabka oo ka soo jeeda Koofur Galbeed ayaa ugu baaqay Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan inuu is casilo, oo uu xilka baneeyo. Shir jaraa’id oo qaar ka mid ah Xildhibaanada ku qabteen magaalada Muqdisho ayay ku eedeeyeen Shariif Xasan waxqabad la’aan saddexdii sano ee uu xilka hayay, isla […]

Continue reading …
War Deg-Deg Ah:- Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalada Hirshabeelle Iyo Madaxweyne Cosoble Oo Gaaray Jowhar

(HayeNews.com)-Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in Madaxweynihii ay kalsoonida kala laabteen Baarlamaanka Hirshabelle iyo guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle Shiikh Cismaan Barre Maxamed ayaa goor dhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle. Labada mas’uul ayaa la sheegay in labo diyaaradood ay si kala gaar gaar ah ka raaceen magaalada […]

Continue reading …
Daawo:- Beesha Tanade Daarood “Leelkase” Oo Ku Dhawaaqday In Siyaasadda Puntland Ay U Afduuban Tahay Beesha Majeerteen Iyo Shir Ka Furmaya Gaalkacyo

(HayeNews.com)-Magalaada Garowe oo muddo Sadex bilood  kulamo  beesha Tanade qaar ka tirsan Issimadooda iyo ergooyin kale ugu qabteen Issimo ka tirsan Puntland kaasoo ay ku codsanayeen in loo kordhiyo tirada Xildhibaanada Barlamanka Puntland ayaa waxaa uu ku soo dhamaadey guuldaro kadib markii mudanayasha aqalka Barlamanka diideen. Fashilka ku yimid barnaamijkaan ayaa ergooyinkii iyo qaar ka […]

Continue reading …
Deg-Deg:- Xildhibaanada BFS Ee Laga Soo Doortay Deegaanada Hirshabeelle Oo Taageeray Xil Ka Qaadistii Madaxweyne Cosoble

(HayeNews.com)-Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka ee laga soo doortay deegaanada Hirshabeelle ayaa soo dhoweeyay xil ka qaadistii lagu sameeyay Cali C/llaahi Cosoble. Kulan shalay Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ku yeesheen magaalada Jowhar ayaa waxay sheegeen inay xilka ka qaadeen Madaxweyne Cosoble, kaddib markii 68 Xildhibaan ay u codeysay mooshinkii laga keenay. […]

Continue reading …
Oradyahanka Mo Farah Oo Ku Dhawaaqay In Uu Doonayo In Loogu Yeero Maxamed

(HayeNews.com)-Orodyahanka caalamiga ah ee u orda dalka Britain asalkiisuna yahay Soomaali Mo Farah ayaa sheegay inuu doonayo in hadda laga bilaabo loogu yeero Maxamed Faarax. Maxamed Faarax ayaa warkan ku dhowaaqay kahor tartan Maaratoon ah uu dhowaan galayo,waxana uu ku guuleystay bilad dahab ah iyo mid qalin ah tartanka orodka caalamka eek a dhacay magaalada […]

Continue reading …
FALANQEYN:- Maxaa Sababay In Xildhibaanada Maamulka Hirshabeelle Kalsoonida Kala Laabtaan Madaxweyne Cosoble?

(HayeNews.com)-Cali Cabdulaahi Cosoble oo ay xilka ka qaadeen xildhibaanada baarlamaanka Hirshabeelle ayaa labadii bilood ee ugu dambeysay ka maqnaa xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle ee Jowhar, hase yeeshee sababaha loo aaneynayo inuu xilkiisa ku waayay ayaa waxaa kamid ah magacaabis uu ku dhowaaqay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan oo uu ku sheegay inay yihiin degmooyin. Guddoomiye […]

Continue reading …
(Akhriso) Afhayeenka Ciidamada Xoogga Dalka Oo La Magacaabay

(HayeNews.com)-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa lagu magaacabay Afhyeenka Ciidamada Xoogga Dalka, waxaana loo magacaabay Dhamme C/laahi Iimaan Ceynte oo sidoo kale ah Agaasimaha Guud ee Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida. Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Taliyaha ayaa ku Taariikheysneyd 02-08-17 Halkaan Hoose ka Aqriso Magacaabista Afahyeenka Ciidamada Xoogga Dalka Somaaliya:- […]

Continue reading …
Deg-Deg+Dhageyso:- Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Oo Xilkii Ka Qaaday Madaxweyne Cosoble

(HayeNews.com)-Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in goor dhow ay cod u qaadeen xildhibaanada baarlamanka Hirshabeelle inay kalsoonidii kala laabteen Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble. Cod ay u qaadeen xildhibaanada baarlamaanka Hirshabeelle Madaxweynaha Hirshabeele ayaa la sheegay in 68 xildhibaan ay u codeeyeen halka ay afar xildhibaan ka soo horjeesteen. Ma jiro wax weriye ah […]

Continue reading …