/
Home » Archives by category » Warar (Page 361)
(Sawirro) Ra’iisulwasaaraha DFS Kheyre Oo Booqday Qaar Ka Mid Ah Xarumaha Wasaaraddaha JFS

(HayeNews.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo sidoo kale ay dagan yihiin Wasaaradaha Caafimaadka iyo Qorshaynta. Kormeerka Ra’iisul Wasaaraha ayaa ahaa u kuur gelida qaab howlleedka shaqo ee Wasaaradaha dowladda ka socda. Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre ayaa mid-mid u galay […]

Continue reading …
Wariye Si LIVE Ah U Tabinaysay Warka Tv-ga Oo Akhrisay War Deg Deg Ah Oo Ku Saabsan Ninkeeda Oo Geeryooday, Ka Dib Maxaa Dhacay??

(HayeNews.com)-Weriye u dhalatay dalka Hindiya ayaa ku ogaatay in ninkeeda uu dhintey war deg-deg ah oo ay si toos ah uga aqrineysay taleefishin balse waxa ay dhamaysatay aqrinta warka iyadoo aan laga dareemin wax naxdin ah. Supreet Kaur oo 28 jir ah ayaa waxa ay subaxnimadii Sabtida akhrinaysay warka subax taleefishinka IBC24 ee magaalada Chhattisgarh […]

Continue reading …
Deg-Deg:- Labo Sarkaal Oo Al-Shabaab Ah Oo Lagu Qabtay Degmada Qoryooley Ee G. Sh/hoose

(HayeNews.com)-Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in labo sarkaal oo ka tirsan Al-Shabaab lagu qabtay tuulo hoos tagta degmadaas. Taliyaha Saldhiga Booliska degmada Qoryooley Labo xidigle Cali Maxamed Aadan ayaa sheegay in howl gal ay ka sameeyeen tuulooyin ku dhow dhow degmada ku soo qabteen afar ka mid ah Al-Shabaab […]

Continue reading …
(Sawirro) Maxaa Sababay In Wakiilka QM Micheal Keating Uu Ku Biiro Wada Hadalada Soomaaliya Iyo Imaaratka Carabta??

(HayeNews.com)-Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa ku biiray wafdiga Madaxweyne Farmaajo ee ku sugan dalka isu tagga Imaaraadka Carabta. Socdaalka Keating uu ku tagay Imaaraadka Carabta ayaa ka dambeeyay,markii Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ay booqasho rasmi ah ku aadeen magaalada Abu Dhabi. Waxaa […]

Continue reading …
Deg-Deg:- Shir Uu Soo Qaban Qaabiyay Ururka Iskaashiga Islaamka ‘OIC’ Oo Ka Socda Magaalada Muqdisho, Maxaa Looga Hadlayaa??

(HayeNews.com)-Shir uu soo qaban qaabiyay Ururka iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa ka socda Muqdisho,waxaana looga hadlayaa ka hortagga abaarta ka jirta Soomaaliya. Shirkan waxaa ka qeyb gelaya xubno ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ay ugu horreeyaan kuwa wasaaradda qorsheynta Soomaaliya. Sidoo kale waxaa shirkan ka qeyb gelaya dowladaha xubnaha ka ah Ururka iskaashiga Islaamka ee […]

Continue reading …
Deg-Deg:- Booliiska Somaliland Oo Xabsiga Dhigay 3 Ka Mid Ah Hogaamiyaasha Xisbiga Cusub Ee Al-Saaddicuuna bil-xaq

(HayeNews.com)-Ciidanka Booliska Maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay saddex ka mid ah Kooxda Al-Saaddicuuna bil xaq ee dhawaan looga dhawaaqay dalal ay ka mid tahay Soomaaliya. Taliya Ciidanka Booliska Somaliland Cabdullahi Fadal Iimaan ayaa u sheegay Warbaahinta in Warqad amar ah oo ka soo baxday Maxkamadda maamulka Somaliland ay ku soo xireen hoggaamiyayaasha kooxdan qeybta kaga […]

Continue reading …
(Akhriso) Ururka Isutagga Shaqaalaha Soomaaliyeed Oo Waraaq Jawaab Ah Ka Soo Saaray Amarkii RW Kheyre

(HayeNews.com)-Ururka isutagga shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa baaq u diray Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya kaddib markii dhawaan la shaaciyay warqad ka soo baxday Xafiiska Ra’isalwasaaraha Soomaaliya oo waqtiyeyneysay xilliyada ay shaqeynayaan shaqaalaha dowladda Soomaaliya. Baaq uu Ururka ka soo saaray Warqadda uu Ra’isalwasaaraha ku amray shaqaalaha dowladda in ay waqti sided saacadod ah shaqeeyaan maalinkii ayaa […]

Continue reading …
(Dhageyso) Xildhibaan Xidig ” Awooda Baarlamaanka JFS Ma Gaarto Afgooye Iyo Balcad, Dowladuna Waa Dowladii G. Banaadir”

(HayeNews.com)-Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaliil kala duwan ujeediyay Golahsa Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Xidig oo utartamay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Sheegay in Baarlamaanka dalka kajira uu xiligan yahay mid aaney awoodiisa muuqan, isla mar ahaantaasina aaney tagi karin deegaano kamid ah Gobolada dalka Soomaaliya. Xidig oo Xukuumadii hore […]

Continue reading …
War Cusub:- Dowladda Kenya Oo Ku Dhawaaqday In Heshiiskii Duulimaadyada Diyaaradaha Ee Kenya Iyo Somalia Khasaare Dhaqaale Ka Soo Gaaray

(HayeNews.com)-Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Khasaare dhanka Dakhliga ah uu ka soo gaaray heshiiskii Soomaaliya iyo Kenya ee dhanka duullimaadyada diyaaradaha ee la sii marin jiray Wajeer. Maamulaha Garoonk Diyaaradaha Wajeer Charles Kiong;ayaa  sheegay in Labo Milyan oo lacagta Kenya ah una dhiganta $21,240 oo doollarka Mareykanka ah ay khasaareen kaddib markii heshiiskaas la saxiixay. […]

Continue reading …
(Akhriso) Aabe Gabadhiisa Oo Yar Nin Waayeel Ah Ka Siistay $1,000 Dollar, Abaarta Dalka Ka Jirta Owgeed

(HayeNews.com)-Abaaraha iyo baahida ku dhuftay geeska qaarada Africa gaar ahaan soomaaliya ayaa sababtay in qoys kamid ah kuwa abaaruhu ay saameeyeen qaadashada go’aan doorkiisu uu yahay mid aan macquul aheyn iyadoo ceelasha ku yaala xaafadooda ay gureen halka xoolihii la dhaqanayayna ay dhinteen waxaana qisadan ay ka dhacday koofurta dalka Soomaaliya. Abadir Xuseen oo ah […]

Continue reading …