/
Home » Archives by category » Warar (Page 2)
Agaasimaha HSJ Soomaaliya Koofi Oo Kormeeray Xafiiska Bixinta Baasaboorada Dhuusa-mareeb (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col.Mohamed Adam Kofi oo ku guda jira kormeerka Sanadlaha ah ee xafiisyada Hay’adda ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee magaalada madaxda Galmudug. Agaasimaha ayaa kormeer ku sameyay Xafiiska Bixinta Basaboorka iyo garoonka diyaaradaha qeybta socdaalka qaabilsan ee magaalada Dhuusamareeb, waaxana uu agaasimaha kulan uu la qaatay sarakiisha u […]

Continue reading …
Shirweynihii Midowga Maamulada Ahlu-sunna Iyo Galmudug Oo Lagu Soo Gaba-gabeeyay Dhuusa-mareeb

(HayeNews.com)-Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirweyne lagu dhameystirayay heshiis ay Muqdisho ku gaareen Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna. Munaasabadan oo bilaabatay barkhanimadii maanta ayaa soo gaartay ilaa duhurkii, iyada oo ay ka qeyb galeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Madaxweynaha Galmudug oo marti […]

Continue reading …
Shirka Golaha Wasiirada XFS Oo Lagu Ansixiyey Shariciga Tubta Siyaasada Loo Dhan-yahay (Akhriso+Sawirro)

(HayeNews.com)-Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisu Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyey Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah, Tubta Siyaasada loo dhanyahay, islamarkaasna waxaa looga hadlay arrimo kale oo la xiriira amniga dalka. Ugu horreyn, Golaha Wasiirada ayaa soo dhoweeyey Wasiir Maxmaed Cabdi Xayir (Maareeye), Wasiirka […]

Continue reading …
Madaxweyne Farmaajo Oo Kormeeray Xerada Ciidamada Xoogga Ee 21-aad (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/laahi (Farmaajo) ayaa maanta booqday Xerada taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka ee ku taala magaalada Dhuusa-mareeb, isagoo halkaasi kula kulmay saraakiil iyo ciidamo. Wuxuu warbixin ka dhageystay saraakiisha qeybta 21-aad ee Ciidanka Xooga dalka, kuwaasi oo ka warbixiyay baahiyaha ay ciidamadu qabaan iyo sida ay ugu diyaar san yihiin […]

Continue reading …
War Deg Deg Ah:- Banaan-bax Looga Soo Hor-jeedo Midowga Ahlu-sunna Iyo Galmudug Oo Cadaado Ka Dhacay

(HayeNews.com)-Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud maanta oo Khamiis ah ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo shirweynaha Galmudug iyo Ahlusuna ee magaalada Dhuusa-mareeb. Banaanbaxan oo ka dhacay wadooyinka waa weyn ee magaalada Cadaado ayaa waxaa horkacayay Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Maamulka Galmudug, sida ay inoo sheegeen Wariyeyaasha halkaasi ku sugan. Sidoo kale Banaanbaxayaasha oo u […]

Continue reading …
Shirweynihii Dhameystirka Heshiiskii Ahlu-sunna Iyo Galmudug Oo Dhuusa-mareeb Ka Furmay (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud waxaa ka furmay shirweynaha lagu dhameystiryo heshiiska ay Muqdisho ku kala saxiixdeen Maamulada Galmudug iyo Ahlusun. Shirweynahan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Madaxweynaha Galmudug oo marti loo yahay iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, iyada oo uu shirkan ka […]

Continue reading …
Golaha Wakiilada Puntland Oo Ku Amray Madaxweyne Gaas Difaaca Gobalka Sool (Dhageyso)

(HayeNews.com)-Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland oo kulan aan caadi aheyn ku yeeshay magaalada Garoowe, ayaa soo saaray Qaraar adag oo ku saabsan xaaladda ka aloosan deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool, halkaas oo ay Somaliland duulaan ku soo qaaday 10 maalmood ka hor lana wareegtay. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi, […]

Continue reading …
War Deg Deg Ah:- Micheal Keating Iyo Francisco Madeira Oo Gaaray Dhuusa-mareeb

(HayeNews.com)-Wafdi uu hoggaaminayay Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo ay uga qeyb galayaan Munaasabadda dhameystirka Heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug. Micheal Keating oo ay wehliyeen Wakiilka Midowga Afrika Danjire Francisco Madeira, IGAD, Safiirka Itoobiya iyo xubno kale ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ku so dhoweeyay Madaxda […]

Continue reading …
Dhismaha Dakedda Iyo Garoonka Diyaaradaha Baraawe Oo La Bilaabay (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa uu guda galay dhismaha Dakada iyo Garoonka diyaaradaha Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo muddooyinkii dambe ay socotay qaban qaabada la xiriirta bilowga dhismahan. Shalay waxaa tagay Magaalada Baraawe ee xarunta Maamulka Koonfur Galbeed Guddoomiyaha Baarlamaanka C/qaadir Shariif Sheekhuna, Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulkaasi. Xubnahan […]

Continue reading …
War Deg Deg Ah:- Waxgaradka Beesha Saleebaan Oo Amar Dul-dhigay Xildhibaan Abshir Bukhaari, Xil. Abtidoon & Wasiir Qoor-qoor

(HayeNews.com)-Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in waxgaradka iyo Odayaasha deegaanka ay ku qasbeen xubnaha Beesha ugu jira dowladda Federaalka in aanay tagin Dhuusamareeb, kana qeyb gelin Munaasabadda dhameystirka Heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug, kaasoo beesha degta Cadaado ay ka soo horjeesatay. Waxgaradka Beesha Cadaado ayaa si gaar ah xanibaada u saaray Guddoomiye kuxigeenka 1aad […]

Continue reading …