/
Home » Archives by category » Waraka Maanta (Page 854)
(Akhriso Magacyada+Qabiilada)Tartanka Aqalka Hoose Oo Maanta Dib Uga Bilaabanaya Jawhar Iyo Siyaasi Salaad Cali Jelle Oo Loolan Adag Wajahaya

Doorashada kuraasta Aqalka Hoose ee Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa inay dib uga bilaabato magaalada Jowhar, ka dib markii labadii maalmood ee la soo dhaafay ay hakad gashay. Illaa afar kursi ayaa maanta lagu tartamayaya, kuwaasoo labo ka mid ah ay yihiin kuraasta Beelaha Harti Abgaal, iyadoo maalmihii la soo dhaafay cadaadis lagu saarayay in […]

Continue reading …
Mid ka Mid Ah Kuraasta Beesha Saleebaan Ee Yaala Cadaado Oo Loolan Xoogan Ka Jiro(Siyaasi VS Ganacsade)

Mid ka mid ah kuraasta Aqalka Hoose ee Beesha Saleebaan oo yaala degmada Cadaado ayaa ka mid noqday kuwo ugu loolanka adag, iyadoo hardanka loogu jiro kursigan ay ku lug yeesheen dhinacyo kala duwan. Kursigan ayaa waxaa ku loolamaya Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Sheekh C/qaadir Cali Cumar iyo Ganacsade lagu magacaabo Saabir Nuur Shuuriye […]

Continue reading …
(Warbixin)Is-Xulufaysi Siyaasadeed Oo Ka Socda Addis apapa Iyo Dawlado Waa Weyn Oo Qayb Ka Ah

Dhaq dhaqaaqyo iyo kulamo siyaasadeed oo aad u xoogan ayaa ka socda magaalada Addis Ababa, iyadoo dowladda Itoobiya ay dooneyso inay dib boorka uga jafto saameynta ay ku leedahay siyaasada Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid, Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan, C/raxmaan C/shakuur Warsame oo saddexdooda ah Musharaxiin ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa, halkaasoo labo […]

Continue reading …
M/weynihii Hore Ee Cuba Oo Geeriyooday Iyo Nacaybkii Weynaa Ee Uu U Qabay Soomaalida

Fidel Castro taariikhda Soomaaliya baal madow ayuu ka galay ka dib markii uu si cadaalad darro ah dagaal ugala saftay Ethiopia ayadoo aanay jirin shacabka Soomaaliyeed wax ay u dhimeen.  Waxaa uu sabab  ka ahaa jabkii ku dhacay xooga dalka Soomaaliyeed  qorshahii la rabay in lagu xoreeyo Soomaali Galbeed asagoo xulafo la ahaa xukuumadii koofurta […]

Continue reading …
Xog(Akhriso)Dacwad Culus Oo Lagu Soo Oogay Laba ka Mida Xildhibaannada Beesha MuruRsade Ee Lagu Doortay Cadaado

Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa soo bandhigay dacwad ka tagaan laba kursi oo ka mida kuraastii Aqalka hoose ee Beesha Murusade oo lagu doortay Cadaado. Qoraalka Guddiga oo saxaafadda ay heshay ayaa lagu caddeeyay in nabadoonka Beesha Murusade/Sabti/Abokar Cali Sheekh Maxamed uu Guddiga soo gaarsiiyay cabasho musuq oo lagu qaatay labadii kursi ee Beeshaasi. Warqada […]

Continue reading …
(Warbixin+Sawiro)Muxuu Ku Qotamaa Safarka Maddaxweynaha Puntland Ee Dalalka Ethiopia iyo China?.

Maxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa  safaro shaqo ugu amba- baxay Dalalka Ethiopia iyo China, safarkan ayaa yimi kadib markay  Puntland ka heshay dalalkasi casuumad rasmi ah. Safarkan madaxweyna ugu amba baxay dalalka Ethiopia iyo China ayaa waxaa ku wehelinaayey mas’uuliyiin ka tirsan goloyaasha dowladda Puntland. Ugu horayn Madaxweynaha […]

Continue reading …
Hay’adda MSF Oo Walaac Ka Muujisay Xaalada Abareed Ee Soomaaliya Ka Jirta

Hay’adda Dhaqaatiirka aan xuduuda la heyn ee MSF ayaa sheegtay in qaxooti Soomaaliyeed oo aad u farabadan ,kuwaas oo ka  cararay abaaraha ka jira Soomaaliya in ay ka talaabeen xadka u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Ethopia. MSF ayaa sheegtay in dadkan kasoo cararay abaaraha Soomaaliya in  badankood ay ka yimaadeen Gobalada Baay, Bakool, iyo Gedo. […]

Continue reading …
Beesha Caalamka Oo War-Saxaafadeed Ka Soo Saartay Qaabka AY Doorashadu..

Qaramada Midoobey iyo beesha Caalamka ayaa waxay amaaneen tallaabadii uu qaadey guddiga doorashada Soomaaliya, taas oo tartanka looga reebayo qaar kamid ah musharraxiinta oo lagu eedeeyey in ay ku lug lahaayeen musuq maasuq iyo arrimo wax is dabomarin ah ayna rabeen iney ku hantaan kuraasta aqalka hoose ee baarlamaanka. War-saxaafadeed lasoo saarey ayaa waxaa lagu […]

Continue reading …
(Warbixin+Sawiro)Maddaxweynaha Puntland Oo Maanta Kulan La Qaatay Cayaartoy Ka Timid Australia

Madaxweynaha Puntland Dr.cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maata qasriga madaxtooyada Garoowe ku qaabilay dhalinyro ciyaartoy ah oo ka timid Dalka Australia. Madaxweynaha waxa soo dhoweynta dhilinyarada ciyaartoyda ah ku weheliyey Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cadixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland mudane Axmed Cali Xaashi. Kulanka waxaa sidoo kale ka qayb galay […]

Continue reading …
Taliska Booliska Soomaaliyeed Oo Sheegay In AY U Diyaar Garoobeen Sugida Amaanka Doorashada

Taliska ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in loo diyaar garoobay xaqiijinta amaanka doorashooyinka sanadkaan ka dhacaya magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ciidamada booliska ay diyaar u yihiin xaqiijinta amaanka goobaha doorashooyinka ka dhacayaan. Ciidamo kamid ah booliska Soomaaliyeed oo tababaro kala duwan ku qaatay […]

Continue reading …