/
Home » Archives by category » Waraka Maanta (Page 806)
DHAGEYSO WAREYSI: Gudoomiyaha Garacad oo ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey.

Gudoomiyaha Deegaanka Garacad ee gobalka Mudug C/nuur C/laahi Xirsi ayaa xaqiijiyey in ay wali jiraan doonyo hub iyo ciidan wada oo ku soo gurmaya magaalada Garacad, isagoo sheegay in uu hadda duhurnimadan waqtiga Soomaaliya isagu ka soo baxay gudaha magaaladaas. Gudoomiyaha Deegaanka oo la weydiiyey tiro ahaan inta ay gaarayaan Maleeshiyada aagaas qabsatay, wuxuu cadeeyey […]

Continue reading …
Doonyo hub sida oo ka dagaya hada magaalada Garacad

Labo doonyood oo hub wada ayaa 30 daqiiqo ka hor ku soo xirtay xeebta magaalada Garacad, sidaasna waxaa u sheegay Puntlandtimes.com mid kamid ah xubnaha maamulka ee magaaladaas hadda dibad joogga ka ah. Saakadii hore warar soo baxay waxay sheegayaan in ay kooxdii shalay magaalada soo gashay ka baxeen, balse hadda warkaas ayaa u muuqda […]

Continue reading …
Shabaab oo qabsatay deegaanka Garacad ee gobalka Mudug Puntland

War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray magaalada Garacad ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in ay kooxda Shabaab ay goor dhaw gudaha u gashay magaaladaas, ka dib markii ay ka soo weerareen dhinaca Badda, sida uu xaqiijiyey qof Goobjooge ah. Ilaa hadda warar sugan lagama hayo xaaladda deegaankaas, oo kamid ah gobalka Mudug […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay Sababaha ay ciidamadu u dhaqaaqi la’ayihiin

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka hadlayay magaalada Kismaayo ee Jubbaland ayaa sheegay in ay dhawaan ciidamadooda oo kaashanaya AMISOM ay qaadi doonaan howlgalo culus oo ay Ururka Shabaab uga saarayaan deegaanada Jubbaland ee gacantooda ku jira. Madaxweynaha ayaa sheegay in ay labadii maalmood ee lasoo dhaafay ay shirar kala gedisan oo […]

Continue reading …
Galmudug oo sheegtay in ay wada hadal la galayso Ahlu Suna Waljameca

Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo dib ugu laabtay magaalada Cadaado ayaa baaq u jeediyay maamulka Ahlu sunna ee gobolada Dhexe. C/kariin Xuseen Guuleed, madaxweynaha Galmudug oo muddooyinkii ugu dambeeyay ku maqnaa dalka UK ayaa markuu ku laabtay magaalada Cadaado wuxuu ka hadlay waxyaabaha u soo qabsoomay. Wuxuu ugu horeyn ka hadlay wadahadaladii ay […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Madaxweynaha Puntand oo sheegay in uu Faa’iido weyn u yahay Soomaalida nidaamka degmooyinka.

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/welli Maxamed Cali Gaas ayaa wali ku adkeysanaya in doorashada sanadkaan ka dhaceyso dalka Soomaaliya lagu saleeyo hab deegaan oo laga gudbaa qaabka qabaliga ah. C/welli Gaas ayaa sheegay in faa’idooyin badan ay ku jirto in doorashada sanadkaan laga dhigo mid ku saleysan deegaanka, waxaana uu tusaale usoo qaatay in dadka deegaanka […]

Continue reading …
DHAGEYSO:Maxaa hortaagan dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe?

JOWHAR(HAYENEWS)- 12-kii bishii Janaayo ee sanadkaan 2016 magaalada Jowhar waxaa kafurmay shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, waxaana furay madaxweyne Xasan Sheikh, iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen wasiirka arimaha gudaha xukuumada Soomaaliya, madaxweynaha Galmudug, madaxweyne ku xigeenka Jubbaland iyo xubno kale oo dowlada ka tirsan. Waxaa xiligaasi dad badan oo falanqeeya arimaha siyaasada […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Puntland oo Laga taageeray Madaxweynaha Jabuuti

Dawladda Puntland ayaa taageertay musharaxnimada ay markale Xubnaha Xisbiga Jamhuuriyada Jabuuti ugu sharaxeen Ismaaciil Cumar Geelle in uu isku soo taago Madaxweyne-nimada dalkaas oo uu mudo dheer soo hayay. Kulan lagu qabtay Magaalada Garoowe uuna ka qeybgalay Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna Kusimaha Madaxweynaha Eng Abdihakiim Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in ay Puntland soo dhaweynayso […]

Continue reading …
Guddoonka Baarlamaanka oo soo saaray qaraar ku saabsan Amniga dalka

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qaraar ku saabsan Amniga dalka, kadib kulamadii Baarlamaanka ee lagu weydiinayay su’aalaha Ra’iisul Wasaaraha iyo Mas’uuliyiinta Hey’addaha Ammaanka dalka. Qaraarkan oo ka kooban 15 qodob ayaa waxaa lagu faray Xukuumadda inay xaqiijiso Amniga dalka, tababarka ciidamada, xuquuqdooda iyo siyaasad cad laga keeno dhalinyarada ka soo goosta Shabaab iyo in la isku […]

Continue reading …
Maamulka gobolka Banaadir oo dhaqan geliyay amaradii kasoo baxay.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in la dhaqan geliyay amar horey kaga soo baxay maamulka gobolka Banaadir oo ahaa in labo kawaan oo Muqdisho ku yaala meel aan aheyn inaan xoolaha lagu gowrici karin. Labada kawaan ayaa kala ah kawaan Bari iyo Kawaan Nasiib oo ku yaala magaalada Muqdisho, kuwaasi oo maamulka gobolka uu sheegay […]

Continue reading …