/
Home » Archives by category » Waraka Maanta (Page 615)
SAWIR:- Mid kamid ah Hogaamiyaasii Kooxdii Shabaab ee ka dagaalamaysay SUUJ oo lasoo qabtay & Kuwa hor leh oo la dilay.

Ciidamada dawladda Puntland waxay ku guuleysteen in ay gacanta ku soo dhigaan Mid kamid ah Hogaamiyaashii watay kooxdii soo weerartay Puntland, gaar ahaana kuwii ku jiray Togga Suuj oo ay shalay galab casar gaabadkii gacanta ku soo dhigeen ciidamada Amnigu. Sarkaal sarre oo kamid ah ciidamada dawladda Puntland ayaa sheegay in uu diidey in uu […]

Continue reading …
Wararkii ugu dambeeyey dagaalka ka socda Duleedka deegaanka Kulub

Warkii ugu dambeeyey oo duhurkaan naga soo gaaray Taliska Guutada 2aad ee ciidamada Difaaca Puntland ayaa sheegaya in ay ciidamadu guul weyn ka gaareen dagaalkii saaka bilowday oo ahaa kii ugu cuslaa oo saaka dhexmara kooxaha Ururka Shabaab ku soo duulay Puntland & Ciidamada Difaaca ee dawladda Puntland. Ciidamadu waxay jabiyeen wax kasta oo awood […]

Continue reading …
Howlgalkii ciidamada Puntland ay ka wadeen Suuj oo gudaha loo galey

GAROWE(HAYENEWS)- Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Kabaal ee gobalka Nugaal ayaa sheegaya in ay ciidamada dawladda Puntland ay si rasmi ah gudaha ugu galeen Togga Suuj oo uu dagaal adag ka socdey sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay. Warar sugan ayaa xaqiijinaya in saaka ciidamadu ay si toos ah gudaha ugu galeen Togga Suuj, oo ay […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: “ Dadka Reer Puntland waxaan ugu baaqaynaa in aysan Jaanis siin Argagixisada” Salaad Cali Jeelle

MUQDISHO(HAYENEWS)- Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo wax badan u soo taagnaa La dagaalanka kooxaha Ururka Shabaab ayaa fariin deg deg ah u diray Shacabka & Dawladda Puntland, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in si deg deg ah looga jawaabo weerarada lagu soo qaaday dhulka Puntland, isagoo sheegay in ay lama huraan tahay in si […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Dawladda Itoobiya oo ka caawinaysa dawladda Puntland La dagaalanka Argagixisada

ADDIS ABABA(HAYENEWS)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Abdiwali Maxamed Ali Gaas ayaa sheegay in ay isku raaceen dawladdaha Puntland & Itoobiya iskaashi deg deg ah oo laga sameeyo La dagaalanka Argagixisada, wuxuuna cadeeyey in ay dawladda Puntland arrintaas diyaar u tahay. Madaxweynaha Puntland oo la hadlayay Idaacadda BBC-da ayaa sheegay in ay Puntland la dagaalami doonto […]

Continue reading …
DHAGEYSO WAREYSI: Gudoomiyaha Garacad oo ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey.

Gudoomiyaha Deegaanka Garacad ee gobalka Mudug C/nuur C/laahi Xirsi ayaa xaqiijiyey in ay wali jiraan doonyo hub iyo ciidan wada oo ku soo gurmaya magaalada Garacad, isagoo sheegay in uu hadda duhurnimadan waqtiga Soomaaliya isagu ka soo baxay gudaha magaaladaas. Gudoomiyaha Deegaanka oo la weydiiyey tiro ahaan inta ay gaarayaan Maleeshiyada aagaas qabsatay, wuxuu cadeeyey […]

Continue reading …
Doonyo hub sida oo ka dagaya hada magaalada Garacad

Labo doonyood oo hub wada ayaa 30 daqiiqo ka hor ku soo xirtay xeebta magaalada Garacad, sidaasna waxaa u sheegay Puntlandtimes.com mid kamid ah xubnaha maamulka ee magaaladaas hadda dibad joogga ka ah. Saakadii hore warar soo baxay waxay sheegayaan in ay kooxdii shalay magaalada soo gashay ka baxeen, balse hadda warkaas ayaa u muuqda […]

Continue reading …
Shabaab oo qabsatay deegaanka Garacad ee gobalka Mudug Puntland

War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray magaalada Garacad ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in ay kooxda Shabaab ay goor dhaw gudaha u gashay magaaladaas, ka dib markii ay ka soo weerareen dhinaca Badda, sida uu xaqiijiyey qof Goobjooge ah. Ilaa hadda warar sugan lagama hayo xaaladda deegaankaas, oo kamid ah gobalka Mudug […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay Sababaha ay ciidamadu u dhaqaaqi la’ayihiin

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka hadlayay magaalada Kismaayo ee Jubbaland ayaa sheegay in ay dhawaan ciidamadooda oo kaashanaya AMISOM ay qaadi doonaan howlgalo culus oo ay Ururka Shabaab uga saarayaan deegaanada Jubbaland ee gacantooda ku jira. Madaxweynaha ayaa sheegay in ay labadii maalmood ee lasoo dhaafay ay shirar kala gedisan oo […]

Continue reading …
Galmudug oo sheegtay in ay wada hadal la galayso Ahlu Suna Waljameca

Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo dib ugu laabtay magaalada Cadaado ayaa baaq u jeediyay maamulka Ahlu sunna ee gobolada Dhexe. C/kariin Xuseen Guuleed, madaxweynaha Galmudug oo muddooyinkii ugu dambeeyay ku maqnaa dalka UK ayaa markuu ku laabtay magaalada Cadaado wuxuu ka hadlay waxyaabaha u soo qabsoomay. Wuxuu ugu horeyn ka hadlay wadahadaladii ay […]

Continue reading …