/
Home » Archives by category » Waraka Maanta (Page 3)
XOG WARAN:- Qaab Noocee Ah Ayuu U Dhacay Weerarkii Qaraxyada Ahaa Ee Lagu Qaaday Villa Soomaaliya ? Yaase Ka Dambeeyay ?

(HayeNews.com)-Faah faahin ayaa ka soo baxaya weeraro toos ah iyo qaraxyo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo Ciidamada ammaanka ay ka hortageen weerar dabley hubeysan doonayeen inay ku qaadaan afaafka hore ee Madaxtooyada. Qaraxyada oo ahaa labo ayaa mid ka mid ah ka dhacay agagaarka Koontaroolka banaanka Madaxtooyada, halka qaraxa kale uu ka dhacay meel […]

Continue reading …
Guddoomiye Yariisow Oo Soo Xiray Kulamada Wadatashiga Geeddi Socodka Doorashooyinka 2020-ka (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa soo xiray kulammadii wadatashiga dadweynaha ee ay wadeen Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo dhacay dalka oo dhan. Kulammadaas ayaa intii ay socdeen diiradda lagu saaray qorshaha Istaratiijiga ah ee salka u noqon doona howlaha uu wado guddigu, iyagoo bixiyey tallooyin ku […]

Continue reading …
Wasiirka Shaqada XF Soomaaliya Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeyb galay Jeddah (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Jeddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya kaga qeyb galay shirka 4aad ee Wasiirada Shaqada dalalka Islaamka. Shirkan oo looga hadlayay horumarinta shaqada iyo saameynta Istiraatiijiyada loo mideysan oo lagu horumarinayo shaqaalaha. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac ayaa khudbad ka […]

Continue reading …
Daawo Sawirada:- Wariye Umushay Iyada Oo Barnaamij Toos Ah Tabineysa.

(HayeNews.com)-Gabar Wariye ah oo ka shaqeeneysay idaacadda Arch ee ku taala magaalada St Louis ee dalka Mareykanka ayaa barnaamij ka baxa idaacadaasi si toos ah u tabisay xili ay fool aheyd kuna sugneyd Isbitaal. Cassiday Proctor, ayaa tabisa barnaamij subaxii ka baxa Idaacad ay ka howl gasho , waxaana gabadhan Wariyaha ay fool qabatay maalintii talaadada […]

Continue reading …
Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisulwasaare Kheyre Oo La Kulmay Hakan Çavuşoğlu (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Madaxweynaha Iyo Ra’iisulwasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa qaabilay wafdigii uu hogaaminayey Raisulwasaare ku-xigeenka Dowlada Turkiga Hakan Çavuşoğlu oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Kulamadan oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Madaxweynaha iyo Raisulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay kala hadleen masuuliyiinta Turkiga xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo kordhin lahaa mashaariicda Turkigu ka wado dalka. Ra’iisulwasaare […]

Continue reading …
DEG-DEG:- Mareykanka Oo Shaaciyay Tirada Al-Shabaabkii Uu Ku Dilay Jamaame (Akhriso)

(HayeNews.com)-War saxaafadeed ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday agagaarka degmada Jamaame ee Gobolka Jubadda Hoose 21-kii bishan February lagu dilay afar dagaalame. War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in duqeyntan lagu taageerayay dowladda Federaalka, waxaana intaa lagu daray in aanay jirin dad rayid ah oo wax ku noqday. […]

Continue reading …
Ganacsatada Gobalka Banaadir Oo Taageeray Go’aankii Guddiyada Baarlamaanka Ku Diideen Canshuurta (Akhriso+Sawirro)

(HayeNews.com)-Ganacstada Gobolka Banaadir  oo maalmahaan ka cabanayey Canshuurta Iibka ee ay soo rogtey Wasaaradda Maaliyadda ee Dowlada Federalka ayaa soo dhoweeyay go’aankii ay  Guddiyada Maaliyadda iyo Ganacsiga ay sharci darro kaga dhigeen canshuurtaas cusub. Shir jaraa’id oo ay ganacsatada ku qabteen magaalada Muqdisho ayay waxay ka soo saareen qodobo dhowr ah. Ganacsatada ayaa ugu baaqay ganacsatada […]

Continue reading …
Guddoomiye Yariisow Oo Kulan La Qaatay Culimada Gobalka Banaadir (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo kulan wadatashi ah la qaatay culimada ayaa ugu baaqay in ay dardargeliyaan kaalinta ay ku leeyihiin nabadeynta iyo hirgelnta caddaaladda. Guddoomiyaha ayaa sheegay in Culumada Soomaaliyeed ay asaas u yihiin di- u-hagaajinta hannaanka caddaaladda iyo garsoorka, kaalin muhiim ahna ay ka soo qaateen […]

Continue reading …
Golaha Wasiirada Jubbaland Oo Ansixiyay Magacaabistii Xeer Ilaaliyaha Iyo Gudoomiyaha Maxkamada (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha Wasiirada. Madaxweynaha ayaa golaha uga warbixiyay ahmiyada shirkii amniga ee dhawaan Xamar lagu qabtay isagoo hoosta ka xariiqay in ay ahayd talaabo dhinaca hore loo qaaday. Dhinaca kale shirka golaha waxaa lagu meel mariyay Magacaabida Madaxweynaha […]

Continue reading …
Hanti Dhowrka DF Soomaaliya Iyo Hanti Dhowrayaasha D/gobaleed Oo Ku Shiray Muqdisho (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Shir looga hadlayo Xoojinta wadashaqeynta iyo Iskaashiga Xafiisyada Hanti dhowrka Qaranka iyo xafiisyada Dowlad gobaleedyada dalka ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho. Shirkan oo ay ka soo qabygaleen hanti dhowrayaasha dowlad gobaleedyada dalka ayaa looga hadlay tayeynta xafiisyada hanti dhowrka ee heer Fedaraal iyo heer dowlad goboleed, iyadoo aad looga hadlay habka ugu wanaagsan ee xafiiska […]

Continue reading …