/
Home » Archives by category » Waraka Maanta
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Oo Sheegay In Ay Dhisayaan Ciidamo Booliis Ah Oo Gaaraya 32,000 Askari

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Oo Sheegay In Ay Dhisayaan Ciidamo Booliis Ah Oo Gaaraya 32,000 Askari

(HayeNews.com)-Shir loogaga hadlayo sidii loo dhisi lahaa ciidamo Boolis ah oo tiradoodu gaareyso 32,000 oo isku dhaf ah kuwaasoo kala wareega amniga dalka marka ay dalka Soomaaliya ka baxaan ciidamada AMISOM ayaa maanta si rasmi ah ugaga furmay magaalada Muqdisho.   Shirkani  oo socon doono muddo sedax maalmood ah ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka furey […]

Mareykanka Oo Ka Hadlay Dagaalka U Dhaxeeya Oromada iyo Soomaalida Itoobiya (Akhriso)

(HayeNews.com)-Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay dagaalka dhex maray Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee ka dhacay bariga dalka Itoobiya. In ka badan 50 ruux ayaa ku dhimatay dagaalkaas, iyadoo ciidamada Federaalka Itoobiya ay ku baxeen xalinta xiisadaas dagaal. War qoraal ah oo ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Addis Ababa ayaa lagu sheegay in dagaalka uu […]

Continue reading …
Maxkamad Ku Taalla Koonfurta Gaalkacyo Oo Sheegtay In Ay Dambi Ku Weyday Ninkii U Gafay Xabiibkeena Muxamed NNKH (Warbixin)

(HayeNews.com)-Maalmihii la soo dhaafay waxaa si weyn loo hadal haayay nin la sheegay in uu meel dhigay sawir uu ku sheegay in uu yahay Nabi Maxamed, Naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ahaatee. Kumannaan qof ayaa si kala duwan uga hadlay hadalka ninkaas, waxaana sidoo kale ka hadlay culimmada Soomaalida. Waxaa la sheegay in ninkaasi uu […]

Continue reading …
Culimada Soomaaliyed Oo Sheegtay In Uu Dinta Ka Baxay Nin U Gefay Nabi Muxamed NNKH (Akhriso)

(HayeNews.com)-Culimada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay nin ku sugan magaalada Gaalkacyo oo lagu magacaabo C/wali Sheekh Cali Cilmi Yare oo dhowaan ka soo yeeray hadalo gaf ku ah diinta Islaamka, kaasoo soo bandhigay sawir nin lagu magacaabo Bilow oo uu ku tilmaamay inuu yahay Nabi Muxumed NNKH. Guddoomiyaha […]

Continue reading …
Hogaamiyaha Myanmar Aung San Suu Oo Sheegtay In Wal-wal Aysan Ku Heyn Xasuuqa Lagu Hayo Muslimiinta Rohingya

(HayeNews.com)-Haweeneyda Hogaamisa Dalka Myanmar, Aung San Suu Kyi ayaa shaaca ka qaaday in aysan ka baqayn wax wal wal ahna uusan ku heyn cambaareynta xoogan ee kaga imaaneysa Hogaamiyaasha Dunidda. Aung San Suu Kyi ayaa markii ugu horeesay ka hadashay dhibaatada iyo asal sifeynta lagu hayo Qowmiyada Muslimiinta ee Rohingya , waxa ayna sheegtay in […]

Continue reading …
Doorashada Kenya Ee Ku Celiska Aheyd Oo Dib Loo Dhigay (Akhriso)

(HayeNews.com)-Guddiga doorashada dalka Kenya ayaa sheegaya in ay filayaan in doorashada ku celiska ah dib loo dhigo kaddib markii ay soo baxday ciriiri dhinaca waqtiga ah. Andrew Limo; oo ah Afhayeenka Guddiga doorashada Kenya ayaa sheegay in farsama ahaan Guddiga xitaa aysan u diyaarsaneyn maaddaama Agabka Tignolojiyadda ee doorashada loo adeegsan lahaa aysan wali diyaarsaneyn […]

Continue reading …
Fowziyo Yuusuf Xaaji Oo Sheegtay In Maamulada Ka Jira Dalka Ay Gaf Iyo Khalad Ku Tahay In Ay Bar-bar Yaacaan Dowladda Federaalka

(HayeNews.com)-Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore iyo Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay go’aanada maamul goboleedyada dalka ka jira ay ku garab marayaan go’aankii dowladda Federaalka ka qaadatay xiisada Khaliijka. Fowziyo Yuusuf oo la hadlaeysay Idaacada VOA ayaa sheegtay in dowladda Dhexe ay leedahay mas’uuliyadda arrimaha dibadda, isla […]

Continue reading …
Kooxda Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Dagaalamayaal Kenyaan Ah Oo Xogohooda U Gudbin Jiray Dowladda Kenya

(HayeNews.com)-Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa soo bandhigay Muuqaalada Saddex Nin oo u dhashay Wadanka Kenya islamarkaana muddo ka tirsanaa Al-shabaab oo la shaqeynayay. Saddexda Nin oo Magacyadooda ay ku sheegeen Hashim Cusmaan Shelali, Cabdi Casiis Mukayo iyo Cabdallah Talaal Muuse ayaa Muddo dheer la shaqeynayay Al-shabaab,waxaana ay sheegeen in Macluumaad badan ay u gudbiyeen Sirdoonka Kenya oo ay […]

Continue reading …
Duufaan Loogu Magac-daray Maria Oo Ku Dhuftay Jasiiradda Dominica

(HayeNews.com)-Duufaan xoogle ayaa ku dhuftay jasiiradda Dominica ee bariga Caribbean-ka, xarunta saadaasha duufaannada Maraykankuna waxay sheegtay in duufaankan oo magaciisa la yidhaa Maria yahay mid xoogan oo masiibo dhalin kara quwadiisuna tahay heerka shanaad. Dabaylaha duufaankan yaa jaraya xawaare dhan laba boqol iyo lixdan kiiloo mitir saacadiiba. Dadka jasiiraddaa ku dhaqan ayaa marka horeba u […]

Continue reading …
Donald Trump Oo Khudbad Xasaasi Ah Ka Jeedinaya Kulanka Golaha Guud Ee Qaramada Midoobay

(HayeNews.com)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa inuu maanta ka jeediyo khudbadiisii ugu horreysay shirka sanadlaha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Sarkaal sare oo ka tirsan Aqalka Cad ayaa wariyaasha u sheegay in madaxweyne Trump uu si xoog leh u cambaareyn doona dalalka Kuuriyada Waqooti, Iran iyo Venezuela. Trump wuxuu ka dalban doonaa […]

Continue reading …
Page 1 of 624123Next ›Last »