/
Home » Archives by category » Video (Page 4)
LIVE U DAAWO:- Xuska 74 Sano Guuradii Ka Soo Wareegtay Aas Aaska Ciidamada Booliska

(HayeNews.com)-Waxaa xilligan ka socota Xarunta Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye Munaasabadda Maalinta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ka soo wareegatay 74-guuradii aas aaska Ciidamada. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ah Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida ayaa ka qeyb galeyn munaasabadda xilligan ka socota Dugsiga Tababarka Booliska ee Jen. Kaahiye. Hase ahaatee Ra’iisul Wasaaraha […]

Continue reading …
Uhuru Kenyatta Oo Mar Kale Loo Dhaariyay Madaxtinimada Dalka Kenya (Daawo+Sawirro)

(HayeNews.com)-Uhuru Kenyatta ayaa makale loo dhaariyay madaxtinimada dalka Kenya kadib markii uu kuguuleystay doorasho kucelis ahayd oo dhamaadkii bishii hore ka dhacday dalka Kenya. Xaflada dhaarinta Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisii William Ruto ayaa waxaa ka soo qeybgalay dad gaarayay lixdan kun oo ruux iyo madax ka socotay labaatan dalna waxa ay […]

Continue reading …
General Moorgan Oo Beeniyay Warar Lagu Baahiyay Tv-ga Qaranka Oo Sheegaya In Uu Geeryooday (Daawo)

(HayeNews.com)-General Maxamed Sicid Xirsi Moorgan oo ahaa wasiirki gaashandhiga dawladii Siyaad Barre waxuuna sheegay in Facebook TV -ya Qaranka lagu qoray inu geeriyooday Balse u noolyahay Muuqaal uu soo duubay isagoo ku sugan dalka cumaan ayuu sheegay in wararka lagu baahiyay Facebook tv-ga Qaranka, uu yahay mid been ah. “Ehelo baa telefoon igu waalay Waxaan […]

Continue reading …
Ma Aamineysid In Wado Weyn Oo Saan U Eg Ay Ku Taalo Magaalada Muqdisho (Daawo)

(HayeNews.com)-Magaalada Muqdisho ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay kasoo kabaneysay bur burkii ka dhashay dagaaladii Sokeeye, waxa ayna hada magaalada noqotay mid wax badan iska badaleen oo horumar badan kusoo korortay. Ina badan Laamiyada magaalada Muqdisho ayaa la dhisay , waxaa sidoo kale qeybo magaalada kamid ah laga dhisay dhisamayaal qurux badan oo sare u qaaday horumarka […]

Continue reading …
Madaxweynayaasha 5 Maamul Ee Dalka Oo Khudbado Xasaasi Ah Ka Hor-jeediyay Aqalka Sare Ee BFS (Daawo)

(HayeNews.com)-Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaaliya oo heshiis laagaray madaxda federaalka ayaa maanta waxay la kulmeen  Mudanayaasha Aqalka sare ee laga soo doorto maamul goboleedyadooda, kulanku wuxuu ka dhacay  xarunta aqalka sare ee magaalada Muqdisho. Ugu horayn waxaa halkaasi warbixin ku aadan waxyaabaha u qabsoomay aqalka sare iyo shaqadooda waxay tahay ka […]

Continue reading …
Xildhibaanada Oo Maanta Waxba Iskula Harin, Xil. Daqare Iyo Mahad Salaad Oo Farmaajo Ugu Baaqay In Uu Is Casilo Iyo Xil. Goodax Oo Mooryaan Ku Tilmaamay (Daawo)

(HayeNews.com)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa dood adag ka yeeshay xaaladaha Siyaasadeed ee dalka iyo mida amni. Xildhibaanada ayaa ku kala qeybsamay dooda qaar ka mid ah waxa ay dowladda Madaxweyne Farmaajo ku dhaliileen in ay dayacday amaanka dalka, qaarna waxa ay difaaceen dowladda oo ay sheegeen in wax badan ay qabatay. Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare oo […]

Continue reading …
Shir Uu Ku Qabtay Buuhoodle Cali Khaliif Galeyr Oo Gacanta La Iskula Tagay (Daawasho Xasaasi Ah)

(HayeNews.com)-Shir la doonayey in lagu taageero Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland dhexmaray oo lagu qabtay magaalada Buuhoodle ayaa Buuq iyo Gacan ka hadal isku badalay kadib markii Xubno ku sugnaa soo jeediyeen in Xilka laga qaado Garaad C.risaaq garaad Soofe, Iyadoona la isku Adeegsaday Kuraas, Feedh iyo Caagadaha Biyaha. Madasha ayaa waxaa ku sugnaa oo kasoo […]

Continue reading …
Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah Oo Ku Saabsan Xaalada Dalka Iyo Saameynta Xiisada Khaliijka (Daawo)

(HayeNews.com)-Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa mar kale ku celiyay inuu ku taagan yahay go’aanka Maamulkiisa ku taageeray Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta, isagoo tilmaamay in Qatar aanay wax xiriir ah kala dhaxeyn. Wareysi uu siiyay Telefishinka SBC ee xaruntiisu tahay Boosaaso ayuu kaga hadlay arrimo kala duwan,  sida Khilaafka Khaliijka, xaaladaha siyaasadeed ee […]

Continue reading …
Diyaarad 40-sano Ka Hor Ay Bad-baadiyeen Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya Oo Markii Ugu Horeysay Dib Loogu Celiyay Jarmalka (Daawo+Sawirro)

(HayeNews.com)-Diyaarad ay laheyd shirkada Diyaaradaha Lufthansa ee dalka Jarmalka ayaa shalay dalkaasi dib loogu celiyay 40-sano kadib, waxaana Diyaaradan iyo rakaabkii saarnaa iyada oo lasoo afduubtay laga soo dajiyay magaalada Muqdisho sanadkii 1977-dii. Diyaaradan laga lahaa Jarmalka waxaa soo afduubtay dabley kasoo jeeday Falastiin kuwaa oo dalbanayay in loo sii daayay maxaabiis ka xirneyd, waxa […]

Continue reading …
Sheekh Ka Tirsan Culimada Al-Azhar Oo La Eryey Ka Dib Markii Uu Telefishin Ka Heesay (Sawirro+Video)

(HayeNews.com)-Dowlada Masar ayaa ka carootay, shaqadiina ka joojisay Shiikh ka mida culimada Azhar ka dib markii uu hees ka qaaday barnaamij u ka qeyb galay oo toos uga socday Telefishin. Sheekh Ehab Yunis ayaa marti ku ahaa barnaamij ka baxa telefishanka ONTV ee dalka Masar, wuxuuna qaaday heesay caan ku tahay fanaanada reer Masar ee […]

Continue reading …