/
Home » Archives by category » Video (Page 2)
DAAWO: Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay arimaha Doorashooyinka dalka

Xeer ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa wuxuu ka digay Doorashada la filaayo dalka inay ka dhacdo sanadkaan gudihiisa in loo adeegsado dhaqaalo oo lagu musuq maasuqo. Inta badan xilliyada dalka ay ka dhacayaan Doorashooyinka ayaa waxaa jira in dhaqaale fara badan oo mida Qaranka ah loo adeegsado Doorashadaasi, iyadoo taasi ay sameyaan Madaxda […]

Continue reading …
Gabar soomaliyed oo qaxooti ah ayaa Dab isku gubtay xero qaxooti oo Xabsi ahaan Dalka ustralia (Video)

Gabar soomaaliyed oo da’deedu ahayd 21 sano ayaa dab isqabadsiiyay dalka Australia meeshaaso aad u fog kuna taal Dhulka Nauru. Gabadhaan oo la dhaho Hodan Yaasin ayaa ku jirta xaalad dagdaga waa sida ay sheegtay Wazaarada qaabilsan soogalootiga, waxana loo qaaday laguna daawaynayaa xarumaha caafimaad ee waaweyn ee Australia. Gabadhaan ayaa waxa la sheegay ayaa […]

Continue reading …
Daawo: Su’aal la waydiyay Mr.Obama oo ku saabsan musiibadi ku dhacday Dhalinyaradi somaliyed oo ka tahriibtya dalka masar iyo wuxu ka yiri

Meel fagaaraa oo mr.obama su’aalo lagu waydiinayay aya nin soomaaliyed wuxu wax ka waydiiyay musiibadi ku dhacday dhalinyaro soomaaliyed usbuucii laso dhaafay ee badda mereterian sea halkaasoo ay ku dhinteen dhalinyaro ka badan 400 oo dhamaantood kaso tagay soomaliya iyo dalalka east africa, laakiinse ugu badnaayeen dhalinyarta soomaaliyed. mr.obama oo ka hadlay qorshihiisa ku aadan hormarinta […]

Continue reading …
DAAWO: Ciidamadii Al- Shabaab ka saaray Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe

GAROWE(HAYENEWS)- Saraakiishii Hogaaminaysay dagaaladii Shabaab looga saaray dhulka Xeebaha ee Puntland oo maanta Lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ayaa Fariin u diray Shacabka Puntland. Taliyaashan ayaa ka mahad celiyey Garab Istaagii Ciidamada la garab taagnaa, waxa ayna sheegeen in la gaaray waqtigii Shacab & ciidanba loo diyaar garoobi lahaa dagaal rasmi ah oo lagu qaado […]

Continue reading …
DAAWO: Amaanka Muqdisho & Fashilka dawladda Soomaaliya.

Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Soomaaliya CabdiXakiim Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa ku eedeeyey dawladda Soomaaliya in ay gabtay kaalinteedii ku aadaneyd sidii dalka looga saari lahaa kooxda Shabaab, loogana guuleysan lahaa. Wasiirka ayaa sheegay in ay Xukuumadii uu kamid ahaa ay wax badan ka qabatay dhaqaajinta howlaha la xariira in Shabaab laga saaro gobalada oo dhan, […]

Continue reading …
DAAWO MUUQAAL XASAASI AH: M/weyne Xassan Sheekh oo sheegay in Jagooyinka Wakaaladaha Madax banaan lagu wareejin karo Ajaaniib.

Madaxweynaha dawladda Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ka hor hadlayay Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay arrin aad ilaa hadda loo fahmi la’ayahay oo ku saabsan in Hay’addaha Madax banaan ee dalka lagu wareejin karo dad aan u dhalan Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in aysan Is aaminsaneyn Soomaalidu, markaasna ay muhiim […]

Continue reading …
DAAWO: Madaxweynaha Puntland oo sheegay in ay Puntland ka tageen maalqabeenadii & Dadkii Aqoonta lahaa!

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Gaas oo ku sugan dalka Canada xiligan ayaa sheegay in Puntland xiligan isugu hareen dad fuquro ah oo aan waxba haysan iyo dad aan aqoon lahayn. Madaxweynaha ayaa sheegay in Puntland isaga soo tageen dadkii wax haystay iyo dad aan aqoonba lahayn dadka dalka ku harayna yihiin kuwa fuquro ah oo […]

Continue reading …
FADEEXAD:- Caalamka oo weli hadal haya in Boko Xaraam Soomaaliya lagu tababaro!

Saxaafadda dalalka Galbeedka Afrika iyo weliba kuwo caalamka ah ayaa weli si weynu hadal haya hadal dhawaan ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, kaas oo ahaa in Boko Xaraam lagu soo tababarey dalka Soomaaliya, taas oo su’aalo badan la iska weydiiyey. Bishii Feberaayo ee aanu soo dhaafnay horaanteedii ayuu ahaa markuu Madaxweynaha […]

Continue reading …
DAAWO MUUQAAL XASAASI AH: Puntland Kaalin maku leedahay Kalluumeysiga Sharci Daradda ah?

Dagaal adag ayaa ku socda Kheyraadka Badda Soomaaliya, waxaana inta badan dhaca wadamada Yurub, Aasiya iyo dawladdaha waa weyn qaarkood, waxaana si gaar ah dhacaas uga socdaa Xeebaha Puntland ku toosan tahay. Marar badan ayaa lasoo qabtay Doonyo Sharci darro u Kalluumeysanayay, mar kastana waxaa lagu eedaynayaa in ay dawladdu qeyb ka tahay arrintan. Barnaamijka […]

Continue reading …
DAAWO: Puntland oo dhaqaale ugu deeqday Deegaanada Ay Abaaruhu saameeyeen
Continue reading …
Page 2 of 3123