/
Home » Archives by category » Maqaal (Page 5)
Ruushka oo kudhawaqay inuu ciidankiisa kala baxayo dalka suuriya iyo sababta hada kusoo beegtay.

Dowladda wadanka Ruushka ayaa bilowday inay ciidankeeda kala soo baxdo dalka Suuriya Talaadadii lasoo dhaafay, kadib markii Madaxwaynaha wadanka Ruushka uu Isniintii ku dhawaaqay inuu ciidankiisa inta badan  kala soo baxayo wadanka Suuriya. Diyaaradihii ugu horeeyay ee kabaxa wadanka suuriya, waxay kabaxeen hawada Hmeymim Taladadii lasoo dhaafay sida uu sheegay wasiirka difaaca Ruushka.Hadalkan kasoo baxay […]

Continue reading …
DHAGEYSO FADEEXAD:- Dawladda faderaalka oo gabdho Soomaaliyeed u kaxaynaysa Sacuudiga si ay Guryaha uga shaqeeyaan, Yaase Damaanad qaadaya Xaquuqdooda?

Todobaadyadii lasoo dhaafay waxaa dhagaha Shacabka Soomaaliyeed soo gaarayay arrin xanuun badan oo la xariirta in gabdho Soomaaliyeed oo gaaraya 50,000 oo Hablood, da’ahaana ka yar 22 sanno ladoonayo in loo dhoofiyo dalka Sacuudi Careebiya, si ay uga shaqeeyaan guryaha dalkaas. Talaabadaas waxaa magaalada Muqdisho uga dhawaaqay Masuul kamid ah gollaha Xukuumadda ee Soomaaliya, taas […]

Continue reading …
MAQAAL DHAB KA HADAL AH:- Puntland oo mar kale isku dayeysa nidaamka Xisbiyada badan!!

HORDHAC Asaaskii Puntland waxaa ka soo wareegtey 18 sano, waa muddo ku filan qaan-gaarnimo iyo waayo aragnimo, haddana waxaa la dhihi karaa wax badan ayaa qabyo ka ah Puntland. Axdigii lagu asaasey Puntland wuxuu qeexayey in uu ahaa kumeel-gaar, kaas oo ay ka shaqeeyeen khuburo dhanka shuruucda ah oo uu ka mid ahaa ku-xigenka Maxkmadda […]

Continue reading …
Maqaal:- Michael Keating Waxaa loogu soo sheekeeyay Puntland waxaad ka helaysaa Mucaarid 4.5 kaa guddoomi kara, balse maxaa dhacay?

Shacabka  Puntland meel kasta oo ay ka joogaan dunida waxay isugu hambalyeeyeen iskuna bogaadinayaan beesha caalamka wixii ay kala kulantay booqashadii Puntland, mudadii seddexda maalmood ahayd ee ay joogeen. Wakiilka gaar ah xoghayaha Qaramada Midoobeey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating isagoo war maqabto dheg keliya wax ka maqla ah xambaarsannaa 4.5 ayuu soo cagadhigtay […]

Continue reading …
Page 5 of 512345