/
Home » Archives by category » Maqaal (Page 4)
Jariirada The Guardian iyo Dowladda Federaalka iima kala Roona !!

(HayeNews.com)-Jariidada The Guardian oo ka soo baxda dalka Ingiriiska ayaa dhawaan Daabacdey Qoraal ay uga hadlayso Qaraxii Arxan darada ahaa ee Isgoyska Zoope, waxayna Jariidada Afka ku balaarisey in Qaraxaasii loogu Aar-gudanayey Weerarkii ay ka dambeeyeen Ciidamada Maraykanka oo gacan ka helaya kuwa Dowlada Soomaaliya, oo ka dhacay Bishii Augost Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelada […]

Continue reading …
Jawaab Ku Socota Xildhibaan Mahad Salaad Oo Siyaasadeeyay Qarixii Isgoyska Zoobe (Maqaal Xasaasi Ah)

(HayeNews.com)-Waxan jeclaystay inaan qodob-qodob u dul istaago dhaliisha Xil. Mahad Salaad ee aan waqtigeeda la joogin qaarkeedna aan ka turjumaynin xaqiiqda jirta laguna marin habaabinayo gurmadka ay shacabka Soomaaliyeed iyo dalalka aan saxiibka nahay la garab istaagayaan dhibanayaashii ay ku habsatay masiibadii ka dhacday Sabtidii hore Isgoyska Soobe. Soomaalidu waxay ku maah-maahdaa “Qadiyad walba xiligeeda […]

Continue reading …
Dekada Bosaaso Daryeel, Dayactir Iyo Horumarin Bay U Baahan Tahay!- Maqaal

(HayeNews.com)-Dekada Bosaaso waa isha dhaqaalaha ee Puntland iyo gobalada dhexe, marsadan ayaa kamid ahayd mashaariicdii faro ku tiriska ahayd oo ay dowladii hore ee Soomaaliya ka fulisay gobalka Bari oo mudo dheer la oron jiray gaari-waa. Mashruuca Dekada Bosaaso ee dowladii AUN Maxamed Siyaad Bare ayaa ahayd mid aan weli la dhameystirin xiligii ay dhaceen […]

Continue reading …
Qorshaha Danaha Imaaraadka & Qarannimada Soomaaliya !! (FALANQEYN)

(HayeNews.com)-Tallaabada dowladda Imaaraadka ee faragelnta arrimaha gudaha,  Soomalaiya waxa looga arkaa Xushmo-darro ka dhan ah Qaranimada iyo madaxbannaanida hannaanka garsoorka, Waxa ay halis ku tahay faragelintaasi nabadgelyada Geeska Afrika. Isutagga dowladaha yaryar ee Imaaraadka Carabta ayaa sii wada horumarinta dadaalka ay ugu jirto qabsashada dekedaha geeska Afrika, kaas oo ay illaa hadda ku heshay Malaayiin […]

Continue reading …
Fahad Yaasiin “Puntland Waa Kurdistanta Soomaaliya”!! (Taladii Fahad Oo Dib Uga Bilaabatay Villa Somalia)+Warbixin

(HayeNews.com)-Fahad Yaasiin Xaji Dahir Agaasimaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya, waa suxufi horey ugu soo shaqeeyey warbaahinta Qatar laga leeyahay ee Aljazeera, wuxuuna kamid ahaa xubnihii xisbigii la baxay Damuljadiid ee gacanta weyn siiyey inuu xilka Madaxweynaha ku guuleysto doorashadii 2012, Madaxweynihii hore Xassan Shiikh Maxamuud. Fahad Yassin ayaa sidoo kale horey isugu magacaabay (Researcher) ka hawlgala […]

Continue reading …
Wasiirkii Hore Ee Difaaca Soomaaliya Oo Maqaal Dheer Ka Qoray Xaaladda Soomaaliya (Akhriso Maqaal)

(HayeNews.com)-Maqaalka Gaaban Waxaan Jeclaan lahaa in aan isku weydiino (muxuu yahay Qabku” , sida lagu micneeyo Qabku waa heerka qofka nafsadiisa (Dareenkiisa) isla joogo ha ahaato isla weyni ama isku kalsooni iyo  sida uu hadba u arkayo samaha iyo xumaha. Hadii intaas aan sii faah faahiyo oo la yiraahdo qofkaasi waa isla qabweyn yahay, qofba […]

Continue reading …
Qiimeyn:- 3 Bil Ka Dib, Maxaa Ka Qabsoomay Ballantii Madaxweyne Farmaajo Ee Cadaaladda ? (Wax Badan Ogow)

(HayeNews.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa uu 4-tii June ee sanadkan, Garoonka Koonis ka ballan-qaaday in uu 3 bil gudahood wax uga qaban-doono cadaaladda dalka, isaga oo yiri “Waxaa noogu soo xigta Cadaaladda oo aan ballan idiinka qaaday ammaano iyo amni,  waa hawl is wadata oo aan hadda wadno, caddaaladda soo […]

Continue reading …
Heshiis-yada Maamulada Puntland Iyo Galmudug Ka Gaaraan Colaada Gobalka Mudug, Waa NGO (Warbixin)

(HayeNews.com)-8 Bishan Sept, Waxaa Magaalada Gaalkacyo lagu soo gabagabeeyay Shir looga arrinsaneyay sidii xal-waara looga gaari lahaa Colaadaha aan joogsiga laheyn ee ka sii huraysa Gobalka Mudug. Shirkan oo socday Muddo 5 Maalmood ah, ayaa intii loo fadhiyay u ekaa mid la isku mari la yahay, oo Masuuliyiinta Maamulada Puntland Iyo Galmudug, iyo Waxgaradka labada […]

Continue reading …
Qubarrada Saadaasha Hawada Iyo Cirbixiyeennada Caalamka Oo Soo Saaray Xiliyada Qorax Madoobaadku Ka Dhacayo Caalamka 9 Sano Ee Soo Socota (Akhriso)

(HayeNews.com)-Qubarrada Saadaasha Hawada iyo Cirbixiyeennada Caalamka ayaa soo saaray Sawirka dhacdooyin Qorrax Madoobaad ah oo ka dhacaya Caalamka 9; Sano ee soo socota. 5-ta Qaaradood ayey ka dhici doonaan dhacdooyinkaas Dayax iyo Qorrax madoobaadyada ah ee dhacaya sanadaha soo socda. Mareykanka iyo guud ahaa Latin America waxaa ay dhacdooyinkaas la kulmi doonaan tiro gaareysa 5 […]

Continue reading …
FALANQEYN:- Maxaa Uu Dastuurka Soomaaliya Ka Qabaa Tilaabada Dowladda Federaalka Ugu Gacan Galisay Itoobiya Qalbi-dhagax ?

(HayeNews.com)-Maalmihii Ugu dambeeyay waxaa isa soo tarayay Eedeymo kulul oo loo jeedinayo Madaxda Ugu Sareysa Jamhuuriyadda Federaalka Ah Ee Soomaaliya, kuwaas oo ka dhashay tilaabadii Dowladda Federaalka Soomaaliya Ugu Wareejisay Itoobiy, C/kariin Sheekh Muuse “Qalbi Dhagax” oo ka mid ahaa Saraakiisha Ugu Sareysa Jabhada U Dhaq-dhaqaaqda Xoreynta Dhulka Soomaali Galbeed Ee ONLF, oo ay Gacanta […]

Continue reading …