/
Home » Archives by category » Maqaal (Page 3)
(Akhriso) Khud-badihii 8 Musharax Ee Xilka Madaxweyne Oo Soo Gaba-gabowday Iyo 8 Musharax Ee Sabtida Hor Tageysa Baarlamaanka Oo Lagu Dhawaaqay+Magacyadooda

(HayeNews.com)-Waxaa soo gaba-gaboobay Khud-badihii Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Dalka Oo Maanta 8 Ka mid Ay Hor tageen Xildhibaanada Labada Aqal Ee Dalka, walow mid ka mida 8 Musharax Uu Maqnaa. Khud-badaha Musharixiinta ayaa ahaa kuwo ay ku soo bandhigayeen Sooyaalkooda Iyo Hadafka ay ka lee yihiin Dalka Hadii ay ku Guuleystaan Xilka Madaxweynaha Dalka. Musharixiin Kale […]

Continue reading …
Xog Xasaasiya:- Ethopia Oo 5 Qodob Darteed Ugu Olaleynaysa Xasan Sheekh Iyo Dowlad La,aanta Soomaaliya Oo Lagu Heshiiyay

(HayeNews.com)-Taageerada Itoobiya u hayso Musharrax Xasan Sheekh Maxamuud in mar kale la doorto Xilka Madaxweynaha ayaa ah mid aan qarsooneyn. Wararku waxay sheegayaan in todobaadkan Muqdisho ay yimaadeen koox ka tirsan Sirdoonka Itoobiya kuwaas oo kulamo ka wada Saafaaradda Itoobiya. Waxaa dad badan is weydiinayaa sababta Itoobiya ku dooneyso Xasan Sheekh in Baarlamaanku doorto mar […]

Continue reading …
C/qaadir Gaafow Oo Mar Kale Ku Guuleystay Doorashadan kursiga Beesha Murusade/Habarceyno Oo Horey Loo Laa-lay

(HayeNews.com)-C/qaadir Gaafow Maxamuud ayaa mar kale ku guuleystay kursigii horay loo laalay, kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Muqdisho. Kursigan ayaa ka mid ahaa 5-kursi oo horay loo laalay, laguna balamay in dib loogu celiyo doorashadooda, waxaana horay loogu doortay Cadaado. C/qaadir Gaafow oo la dhashay Taliyaha NISA Jen. C/llaahi Gaafow ayaa helay 50 cod, isagoo […]

Continue reading …
Xog:- Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Oo Hotel Jazeera Isigu Ururay Iyo Cabsi 2 Waji Ah Oo Soo Food Saartay

(HayeNews.com)-Wararka aan ka heleyno dhanka Musharaxiinta xilka Madaxweyne, ayaa sheegaya in walaac dhanka amniga ah uu lasoo darisay kadib markii ay heleen xogo muujinaaya in Al-shabaab ay wado qorsho lagu beegsanaayo iyo sidoo kale qorshayaal halis ah oo kooxda Damul-jadiid la damacsan tahay. Musharaxiinta ayaa sheegay in xiligaani ay fooda nagu soo heyso Doorashada ay […]

Continue reading …
LIVE: Wajigii 2 Labaad Ee Khud-badaha 8 Musharax Oo Bilaabatay Iyo Xasan Sheekh Oo Haatan Jeedinaya

(HayeNews.com)-Ex Madaxweynaha ahna Haatan Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Haatan Khud-badiisii Musharax-nimada ka hor jeedinaya Xildhibaanada Baarlamaanka Ee Labada Aqal. Xasan Sheekh ayaa la ogeyn Balan qaadka uu haatan Sheegi doona maadama lagu dhaliilayo inuu ku Fashilmay Laxdii Qodab Ee Sanadkii Hore uu Ka Hor-jeediyay Baarlamaanka . Halkaan Ka Daawo Khud-bada Oo Toosa. SI […]

Continue reading …
Faah-faahin:- Qarax Gaari Lagu Xiray Oo Ka Dhacay Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir

(HayeNews.com)-Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Isgoyska Beexaani Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa waxaa Gaarigiisa loogu xiray Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mustaf Jeylaani Abuu Shiikh, sida uu Warbaahinta u sheegay Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir. C/fataax Cumar Xalane Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale sheegay Qaraxan in […]

Continue reading …
(Akhriso) Khud-badii Dhaliisha Xasan Sheekh U Badneyd Ee Uu Jeediyay Musharax Sheekh Shariif+VIDEO

(HayeNews.com)-Khudbadda uu Baarlamaanka Soomaaliya uu ka horjeediay Musharax Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayuu uga hadlay Barnaamijkiisa Siyaasadda. Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Markii Labaad oo uu horyimaado Baarlamaanka Soomaaliya ay tahay islamarkaana ay Afar Sano ka hor ay ugu dambeysay. Waxaa uu sheegay Sheekh Shariif in Ummadda Soomaaliyeed ay Hiigsanayaan Ciidamada Qalabka Sida […]

Continue reading …
Maqaal:- Murugada Ummadda Iyo Mooganaanta Madaxda+(Akhriso)

(HayeNews.com)-Maanta ma leh biilkii qoyska, Caruuurta caano looma hayo, Lacagtii ciyaalka ee dugsiga ama iskuulka waa laygu leeyahay, Dukaanku deyn waa ii soo diiday, Xaaska waxaan cusbitaal ku geeyo ma hayo, Ijaarkii/kiradii guriga waan bixin la’ahay, iyo calaacal kale oo aad u xanuun badan ayaad ka maqlaysaa bulshada dhexdeeda, dhibaatooyinkaan is biirsaday ayaana xilligaan dubanaya […]

Continue reading …
(Akhriso) Wiil Soomaaliyeed Oo Waraaq Jawaaba U Diray Musharax Maxamed C/laahi Farmaajo

(HayeNews.com)-Magacaagu Waa Maxamed Cabdulaahi Maxamed (Farmaajo) Waxaad tahay Siyaasi Soomaaliyeed Oo ay ku Weyn tahay Wadaniyada Dalkiisa. Waxaad tahay mid nagu abuuray Rajo aan ka qabno Dowlad mar kale dib uga curata Dalkeena Soomaaliya oo muddo Rubac Qarni (25) Ka Badan ku jira Bur-bur na Saameeyay Guud ahaanteen. Markii aad qabsatay Ra,iisul wasaaraha soomaaliya Oct […]

Continue reading …
(Maqaal)Cali Xaaji”Waxa Aan Ahay Aqoon Yahan Aamin Ah”

(HayeNews.com)-Waxa aan kamid ah koox ka tirsan Warbaahinta Soomaaliya oo Musharax Cali Xaaji Warsame la wadaagay Sheeko iyo Shaah, hotelka Grand Indian Cuisine ee Magaalada Nayroobi. Waxa uu u muuqday nin sheegi kara sababta uu u doonayo xilka madaxweynenimo ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxa aan weydiiyey dhowr su’aalood oo lagayaabo in dad ila mid ah ay […]

Continue reading …
Page 3 of 512345