/
Home » Archives by category » Maqaal (Page 2)
Faallo:- Maxaa Ugu Wacan Kororka Duqeymaha Maraykanka Ee Soomaaliya ?

(HayeNews.com)-Waxaa aad usoo kordhaya duqeymaha xagga cirka ah ee diyaaradaha Maraykanka ay ka geystaan Soomaaliya. Duqeymaha oo markii hore aanan si cad loo saarin karin, ayaa hadda isu badalay kuwa ay toos u sheegtaan ciidammada Maraykanka ee Afrika ku sugan. Tusaale ahaan taliska Afrika ee Maraykanka ayaa maanta war qoraal ah oo uu soo saaray […]

Continue reading …
Faallo:- Sidee Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhoweeyay Caleema Saarka Uhuru Kenyatta ?

(HayeNews.com)-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markii labaad ayuu sanadkan safar ku yimid magaallada Nairobi ee caasimadda Kenya. Waxa uu ka qeyb galay caleema-saarka madaxweyne Uhuru Kenyatta oo mar labaad doorteen shacabkiisu. Sidee loo soo dhaweeyay? Safaradda noocaan ah, madaxda waxaa si toos ah u casuuma madaxweynaha la doortay. Waxaa loo diyaariyaa soo dhaweyn madaxweyne, laakin qofka […]

Continue reading …
Qormo Muhiim Ah:- Macno-tirka Mucaaradnimada (Wax Badan Ogow)

(HayeNews.com)-Mucaaradnimadu waxa ay macno leedahay marka ay xambaarsan tahay aragti horumarineed iyo higsiga ku wajahan meel ka fiican heerka ay taagan tahay cidda la mucaaradayo, ha ahaado xukun, Aragti ama go’aan saameyn ku leh nolosha iyo jiritaanka, kaas ka soo baxay dowlad ama nuuca maamul ee markaas talada haya. In ay jiraan wax la mucaarado […]

Continue reading …
Garasho La’aanta Soomaalida Iyo Gacan-bidixeynta Reer Galbeedka. (Wax Badan Ogow)

(HayeNews.com)-Dood badan kama taagna in dalkan uu ka dhacay burbur iyo bara-kac xoogan bilawgii 1991-kii, markii la dumiyey nidaamkii milatariga. Hayeeshe waxaa lagu kala qeybsan yahay aragtida ah sababtii loo riday dowladdii Milatariga ee Jaalle Siyaad. Dunidan waji walba waxaa horyaalla mid kale wax walbana waa labo labo, dabcan haddii ay dad ku doodayaan dalkan […]

Continue reading …
Jaamacadda Kheyre Ee Beydhabo: Samafal Qeyb Ka Noqdey Fowdada Tacliinta Sare Ee Dalka!!

(HayeNews.com)-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre; ayaa dhowaan booqashadiisa Magaalada Baydhabo waxa uu  waxa uu qudbad ka jeediyey jaamacad loogu magac daray isaga oo laga furey Magaalada Baydhabo. Fikradda Asaaska Jaamcadda Kheyre ayaa timid bartamihii bishii September ee sanadkan kadib markii uu ku tabarucay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre; in uu mushaarkiisa ku bixiyo waxbarashada 100 […]

Continue reading …
Maxaa Ay Salka Ku Haysaa Xiisada Siyaasadeed Ee U Dhaxeysa Somalia iyo Imaaraatka ? (Runta Ogow)

(HayeNews.com)-In mudda ah, waxaa walaac ka taagnaa xiriirka Dowladda Federalka Soomaaliya (DFS) iyo Dowladda Imiraadka Carabta. Isafgaradwaagu wuxuu ka sii daray markii dowladdaha Sacuudiga, Imaraadka, Masaarida iyo Baxreyn ay xiriirka ganacsiga iyo diblomaasiga u jareen dalka Qadar. Dowladahaas oo filayay inay taageero ka helidoonan Muqdisha, ayay fili waa ku noqotay mowqifka dhex-dhexaad ah ee Dowladda […]

Continue reading …
Akhriso:- Maxaa Ka Taqaan Taariikh Nolaleedka Madaweyne Muuse Biixi ? (Wax Badan Ka Barro)

(HayeNews.com)-Guddiga Doorashada Somaliland, ayaa Goor-dhaweyd ku Dhawaaqay Natiijada Doorashadii Ka Dhacday 13 Bishan, deegaanada Somaliland, iyagoona Sheegay in Muuse Biixi Uu ku Guuleystay Doorashadaasi oo uu noqday Madaxweynaha Somaliland. Hadaba Waa Kuma Muuse Biixi ? Muse Biixi Cabdi gudoomiyaha xisbiga talada haya Somaliland, Haatana Ku geeleystay  madaxweynaha Shanta Sonno ee Soo socota ee Somaliland, wuxuu […]

Continue reading …
Halkee Gaarsiisan Yahay Musuq-maasuqa Baahsan Ee Ka Jira Soomaaliya ? (Qormo Run Ka Hadal Ah)

(HayeNews.com)-Musuq waa lunsasho hanti dadweyne kana dhici kara goob si gaar ah loo leeyahay ama rug danta bulshada loogu adeego. Waxaa lagu tusaaleeyaa laaluush, dhagar, wax is-daba-marin iyo qaraabo-kiil intaba. Waddamada qaar, qofka ku dhaqaaqa musuqa waxaa lagu xukumaa dil toogasho. Nguyen Xuan Son oo ahaa maareeyihii Bankiga Ocean Bank ee dalka Vietnam ayaa dil […]

Continue reading …
XOG+AKHRISO:- Ra’iisulwasaare Kheyre Oo La Wareegay Awooda Qaar Ka Mid Ah Wasiiradiisa! Waa Kuwee ?

(HayeNews.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wajahaya maalmo adag, kaddib markii ay soo baxeen inuu si dad badan ula wareegay shaqadii qaar ka mid ah xubnaha Golaha wasiiradda. Is casiladii ay shalay sameysay Wasiiradii Gar-gaarka iyo Maaareynta Musiibooyinka Drs Maryam Qaasim Axmed ayaa banaanka soo dhigtay is barbar yaaca ka dhex jira Xukuumadda Kheyre. […]

Continue reading …
Maxaa Kala Socota Howl-galka UK Ee Gudaha Soomaaliya ? (Wax Badan Ogow)

(HayeNews.com)-Dalka Ingiriisku waxaa uu ka mid yahay Waddamada Ciidamada ay ka joogaan Caalamka,waxaana Ciidamada Ingiriisku ka qeyb qaataan nabadeynta Waddamada ay ka jiraan Argagixisada sida Soomaaliya. Howlgalka UK ee Soomaaliya waxaa ay Ciidanka ka jooga Muqdisho gaarayaan 85 Askari,kuwaas oo tababara Ciidamada AMISOM iyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Howlgalka UK waxaa uu u qeybsanyahay labo qeybood […]

Continue reading …