/
Home » Archives by category » Maqaal
Akhriso:- Taariikhda Nolaleedka Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka Baarlamaanka.

Akhriso:- Taariikhda Nolaleedka Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka Baarlamaanka.

(HayeNews.com)-Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya u doortay Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan  ka dib doorasho ka dhacday Muqdisho. Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan  waxa uu ku dhashay magaaladda Baydhabo sannadkii 1957-kii, wuxuuna W/barashadiisa ilaa Dugsiga Sare ku soo kala qaatay magaallooyinka Baydhabo iyo Muqdisho. Inta uusan ku soo biirin Hay’addaha Dowladda waxa uu mar […]

Danta Itoobiya Ee Heshiiska DP World Ee Dekadda Berbera (Qorshihii Meles Zenawi Oo Guuleestay).

(HayeNews.com)-Waxaa todobaadkan si rasmi ah ay u Saxiixdeen Dowlada Itoobiya, Somaliland iyo Shirkada DP World mashruuca balaarinta dekadda Berbera kaasi oo ahaa mid muddo dheer soo socday wadahadalkiisa. Maqaalkan waxaan ku eegaynaa qodobada kala ah: 1- Taariikh Kooban Mashruuca Berbera 2- Guusha Itoobiya ee mashruuca Dekadda Berbera 3- Codsiga DP world ee ahaa in Itoobiya […]

Continue reading …
Magaalada Gaalkacyo Oo La Daala dhacaysa Xaalad Ammaan Darro Oo Isigu Jirta Dil, Dhac Iyo Kufsi. (Warbixin)

(HayeNews.com)-Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa waxaa muddooyinkii  ugu dambeeyay ku soo badanaya Falalka ammaan darro, Iyadoona Habeenadii la soo dhaafay ay magaalada ka dhaceen Dilal loo geystay Dad Shacab ah. Waqooyiga Gaalkacyo oo ay ka arrimiso Puntland ayaa Bilihii ugu dambeeyay Marti Galinayay Falal lidi ku ah Ammaanka iyo Xasilooniga Magaalada, kuwaasi oo […]

Continue reading …
Faallo:- Maxaa Ka Dhaba Guusha Xukuumadda Kheyre Ka Sheegato Dhanka Shaqo Abuurka ?

(HayeNews.com)-Waxaa aan wada ognahay in Dhalinyada Soomaaliyeed ay yihiin kuwa saameyta ugu badan ay ku reebtey deganaansho la’aanta siyaasadda, dagaalada, abaaraha iyo dhibaatooyinka kale oo horseedey dhaqaale burbur muddo dheer ah taas oo saameyn daran ku yeelatey suuqa shaqada. Bulshada Soomaaliya 73% waa faqiir halka 43% oo ka mid ah ay ku adag tahay nolosha. […]

Continue reading …
Warbixin:- Maxaa Uu U Qabsoomay Ama Ka Khaldamay Madaxweyne Farmaajo Hal Sanno Kaddib ?

(HayeNews.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa saanad ka hor maanta oo kale loo dhaariyay gudashada wajibaadka Qaran ee ka saaran xilka Madaxweyne, markaas oo loo doortay. 8-February 2017 Doorasho ka dhacday Muqdisho ayaa Madaxweyne (Farmaajo) waxa uu kaga soo baxay si lama filaan ah musharaxiin gaarayay 22 oo kula tartamayay kursigaan. Inkasta […]

Continue reading …
Sanadkii 1-aad Ee Kacaanka Nabad Iyo Nolal (Qaraxyo, Safaro Dalka Iyo Dibeda, Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis & Weeraro Siyaasiyiin)

(HayeNews.com)-Dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo waxey 11 cisho kadib u dabaal daggi doontaa jiritaankeedda muddo sanad ah, boorar ka turjumaaya 8 febraayo oo ay wehliyaan sawirka madaxweynaha iyo ereyo amaan ah ayaa laggu tixay jidadka Muqdisho. Farmaajo waa hogaamiye daacad ah, balse dadka qaar ayaa shaki galiya fahamkiisa siyaasiga ah, sanadkisii koowaad kama […]

Continue reading …
FAALLO:- Madaxweyne Ha Noqon Heeryadiis Cune !!

(HayeNews.com)-Maalinti Isniinta waxay ku beegneyd Sideedii Janaayo, waxay ahayd afar sano guuradii doorashadii Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Cali Gaas. Sideeda Janaayo waxay noqotey maalin ka duwan maalmaha kale, saddex jeer oo taariikhdu tahay 8, Janaayo waxaa Puntland ka dhacay doorasho Madaxweyne, waxaana is-bedalay afar Madaxweyne oo Puntland soo marey, taas oo ku dhacdey si nabadgelyo […]

Continue reading …
Saami-qeybsiga 4.5 Waxa Uu U Daadagey Hoos Ilaa Uu Gaaray Masaajiddii !!! (Qormo Muhiim Ah)

(HayeNews.com)-Saami-qeybsigan 4.5, waxa uu soo if-baxay xilligii Soomaalidu ku heshiineysey tuulada Carta ee dalkaas Jabuuti, dawladdii halkaas lagu dhiseyna nidaamkaas ayaa wax loogu qeyb-sadey. Wixii intaas ka dambeeyey, waxa ay noqotey hal-beeg la isla og yahay, oo ilaa maanta maamulka dawladeed lagu qeyb-sado. Hadda, ka sokow awood-qeybsida dawladda, wuxuu u daadegey hoos, oo wax kasta […]

Continue reading …
Akhriso:-Dhacdooyinkii Soomaaliya Ka Dhacay Sanadkii Tagay ee 2017-kii

(HayeNews.com)-Akhristayaasheena qiimaha badan waxaan idiin soo gudbindoona dhacdooyinki ugu waaweynaa ee ka dhacay dalka Soomaaliya sanadkii tagay ee 2017-kii. Waxaan bil bil u tilmaami doonaa dhacdooyinka xasuusaha mudnaa ee Soomaaliya soo maray.                                                                       Bisha janaayo Axad,01, Janaayo, 2017ki  waxaa xildhibaanada Baarlamaanka soomaaliya ay magacaabeen Guddi ka shaqeeya Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka. janaayo, 01, 2017  Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Galmudug […]

Continue reading …
Warbixin:- Waa Imisa Tirada Soomaalida Sanadkii Tagay Ee 2017-ka Lagu Dilay Koonfur Afrika ?

(HayeNews.com)-Warbixin ay Soo saartay mid kamid ah jaaliyadaha Soomaalida South Africa ayaa lagu sheegay in wali ay taagantahay dhibaatadii joogtada aheyd ee lagu bartilmaameedsanayay Soomaalida South Africa, waxay xaqiijiyeen tirada dadka Soomaalida ah ee lagu dilay dalka South Afrika iyo qiyaasta qiimaha hantida ah ee lagubay amaba la boobay sanadka 2017-ka. Save Somali Commnunity oo […]

Continue reading …
Page 1 of 9123Next ›Last »