/
Home » Archives by category » DIIN
(Daawo) Qisadii Islaantii Nabi Muuse (CSW) Ku Shardiday In Ay Janada La Gasho

(Daawo) Qisadii Islaantii Nabi Muuse (CSW) Ku Shardiday In Ay Janada La Gasho

(HayeNews.com)-Nabigu (CSW) waxa uu inooga sheekeeyay sheeka cajiiba oo dhacday waqtigii nabi muuse. Waa sheeko islaan noolayd waqtigii nabi Muse (CSW). Waxa ay hooyadani shardi ku xidhay nabi muuse in ay janada u raacdo. Qisadeeda ayaynu ku soo qaadanaynaa barnaamija sadexaad ee barmaamijadii aad ugu talo galay bisha barkaysan ee Ramadaanta. Halkaan Hoose Ka Daawo […]

(Daawo) Qisadii Xaaskii Nabi Ibrahim (CSW) Hajirah iyo Biyaha Zamzamka_Qisooyin Uu Nabi Maxamed (CSW) Ka Sheekeeyay

(HayeNews.com)-Barmaamijkan waxa aan ku eegaynaa dhacdo wayn oo taariikhiya isla markaana ay muhiim tahay in ay ogaadaan dhamaanba dadka muslimiinta ahi. Waa qisadii xaaskii nabi Ibrahim (CSW) Hajira iyo sidii uu ilaahay ugu karaameeeyay in uu u dilaaciyay ceelka biyaha Zam Zamka. Mucjisadan ayaynu ku soo qaadi barmaamijka labaad ee barmaamijyo taxana ah oo aan […]

Continue reading …
Mucjiso:- Ilmo Ku Dhashay 4 Lugood Iyo 2 Xubinta Taranka Ragga Dalka Hindiya+(Sawirro)

(HayeNews.com)-Sabtidii la soo dhaafay oo ay bishan January ahayd 21-ka, waxaa dalka Hindiya ku dhashay ilmo yar oo leh 4 lugood iyo 2 xubin Hab-dhiska ragganimada Waalidkiisa waxay ku sheegeen Wiilkooda yar inuu yahay Haddiyad Rabbi, waa sida ay hadalka u dhigeen. Waxa uu ku dhashay Xarunta Caafimaadka Asaasiga ee Degmadda Raichur ee Gobalka Karnataka […]

Continue reading …
Sacuudi Arabiya iyo Iiran oo ku Guuldareystay in ay Heshiis ka Gaadhaan Gudashada Xajka

Saudi Arabia iyo Iran  ayaa ku guuldareystay in ay heshiis ka gaadhaan sidii ay  Iiraaniyiintu u soo gudan lahaayeen xajka sannadkan , iyada oo masuuliyiinta labada dhinac is dhaafsadeen eedeymo ah cidda iska leh eedda ah in la is mari waayo. Saraakiisha Sacudiga ayaa ku eedeeyay dhiggooda Iiraan in ay isaga baxeen jimcihii wadahadalkii,inkasta oo […]

Continue reading …
Kenya oo sheegatay in ay ciidamadeedu dileen 21 Al-shabaab ah

Afhayeenka Ciidanka Kenya ayaa sheegay in deegaanka Hawina ee duleedka Dhoobley ay ku dileen 21 ka mid ahaa maleeshiyada Alshabaab. Qoraal kasoo baxay wasaarada Difaaca Kenya ayaa lagu sheegay in Salaad Bart oo la aaminsan yahay inuu ahaa taliye kooxeed goobta lagu dilay. Qoraal uu sii daayay Col.David Obonyo ayaa lagu xusay in abaarihii 08:23 […]

Continue reading …
Ururka Taalibaan oo magacaabay hogaamiye cusub

Talibanka Afghanistan, ayaa sheegaya inay magacaawdeen hoggaamiye cusub, maalmo kaddib markii Mullah Akhtar Mansour ay diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka ku dileen Pakistan. Afhayeen u hadlay Taliban, ayaa ku sheegay nin lagu magacaabo, Haibatullah Akhundzada, inuu yahay madaxa cusub ee ururka. Mullah Haibatullah, ayaa ahaa ku xigeenkii Mullah Mansour iyo madaxii hore ee garsoorka […]

Continue reading …
U.S. seeks to revoke citizenship of Somali-born Muslim cleric (sheik idris)

The federal government says a man considered by Somali immigrants as the most important Muslim cleric does not have the “good moral character” to remain a U.S. citizen. The U.S. attorney’s office wants the citizenship granted to Mohamed Idris Ahmed in 2003 revoked. Prosecutors say he lied on his naturalization application by not mentioning that […]

Continue reading …