/
Home » Archives by category » CIYAARAHA (Page 3)
Shan waxyabood oo ku suubsan ciyaartii xalay tartanka Champion legue ee kooxaha BSG Iyo Manchester city

Maxaa laga bartay ciyaartii xalay ee taajiriinta carbeed Manchester city iyo BSG:   Joe Hart ayaa noqday goolhayaha kaliya ee labo gool ku laad oo Champions League bad badiyay xili ciyaredkan waxaana uu bad badiyay labo mar kulamadii snadkan ee Champions League Hart ayaa bad badiyay sedax gool ku laad shantii gool ku laad ee ugu danbeysay […]

Continue reading …
Sedex saxiix oo mustaqbalka Wenger xaqiijin karta si uu usii joogo Gunners oo la ogaaday

Arsenal ayaa u gaarsan doonta saxiixa Cayaariyahan Granit Xhaka ka hor bilowgii xilli ciyaareedkan, in kasta oo ay jiraan Kooxo badan oo doonaya saxiixa Cayaariyahanka. Tababaraha Kooxda Gunners ‘Arsene Wenger ayaa wakiilo u dirsan doona todobaadka danbe xiddiga Kooxda Borussia Monchengladbach Xhaka. Macalinka reed Faransa ee Wenger ayaa sidoo kale isha ku haya saxiixa Cayaariyahanka […]

Continue reading …
Page 3 of 3123