/
Home » Archives by category » CIYAARAHA (Page 2)
Warbixin: Arsenal Iyo Manchester United Oo Maanta Dheelaya Kulankii 195 Oo Premier Leaque..

Kooxda Manchester United ayaa garoonka Old Traffrod ku soo dhawaynaysa galabta kooxda ay sida wayn u xifaaltamaan ee Arsenal kulanka ka tirsan Horyaalka England ee Premier leaque-ga. Tababare cusub ee Manchester United Jose Mourinho ayaa markii ugu horaysay Old Traffrod kaga hor iman doona isagoo macalin u ah Manchester ninka ay sida wayn colaada kubbadeed […]

Continue reading …
AKHRISO: Wadamada uu la ordi doono Maxamed Daa’uud oo Soomaaliya matalaya

Magaalada Rio De Jinero ee wadanka Brazil waxaa maanta kasoo muuqan doona calanka buluuga ah ee Somalia, waxaana U Ordi doona Maxamed Daa’uud Maxamed. Xidigaan Ayaa ordi doona oradka 5,000 ee Mitir waxaana uu la ordi doonaa wadamo badan,oradkaan ayaa bilaaban doona 4:05pm xiliga Geeska Afrika. Soomaali badan ayaa rajo ka qabta in xidigaan uu […]

Continue reading …
Orodyahanka Soomaaliyeed Mo Faarax oo ku guuleystay tantanka 10 kun ee Meter

Orodyahan Mo Farah ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee British ah ee markii saddexaad ku guulaysta billadaha dahabka Olympic-ada. Orodyahankan oo Soomaaliya ka soo jeeda ayaa difaacday horyaalka 10-ka kun ee mitir ee uu horay ugu guulaystay Olympicadii 2012-kii. 33-jirkan ayaa dhulka ku dhacay balse si degdeg ah uga soo kabsaday isagoo awoodda orodkiisa soo […]

Continue reading …
Jose Mourinho oo si rasmi ah loogu magacaabay tabobaraha kooxda MAN UTD

Manchester United ayaa tababaraha cusub ee kooxdeeda u magacawday Jose Mourinho kaas oo badali doona Louis Van Gaal oo shaqada Old Traffrod todobaadkan laga caydhiyay. Kadib markii uu laba xili ciyaareed oo dhib badan uu soo maamulayay kooxda Red Devils, ayaa ugu danbayn shaqada laga joojiyay macalinka ree Holland taas oo albaabka u furtay in […]

Continue reading …
Atletico Madrid Oo Iska Xaadirisay Finalka Champions League

Qaybtii hore ee ciyaarta Waxay muuqatay in hal dhinac uun laga ciyaarayo oo Atletico daafac aan bixitaan lahayn ayay ciyaareysay halka kooxda Bayern Munich ay weerar joogta ah ku heysay shabaqa kooxda reer Spain. Waxaa jiray fursado badan oo ay sameysay Bayern waxaase ugu darnaa midii ay sameysay daqiiqadii 20-aad mar uu  David Alaba meel […]

Continue reading …
Arsenal oo ciriirsatay booska sadexaad ee horyaalka England

Laba gool oo uu u dhaliyey Alexis Sanchez ayey Arsenal kaga adkaatay kooxda West Brom taasoo u suura gelisay in ay xiijiyaan rajadooda ah in ay ka mid noqdaan afarta koox ee ugu sarreyska horyaalka. Kooxda lagu naaneyso Dableyda The Gunners ayaa labadi kulan ee ugu danbeysay galeysay barbar dhac, balse markaan waxaa neefta kazoo […]

Continue reading …
Cristiano Ronaldo Oo Ku Dhaawacmay Kulankii Ay Xalay Madrid Guusha Ka Gaartay Villareal Iyo Zidane Oo Ka Hadlay

Xidiga koxda Real Madrid ee Cristian Ronaldo ayaa dhaawacmay dhamaadkii kulanii xalay Real Madrid guusha ka gaartay kooxda Villareal oo ay ku garaaceen 3-0 kadib goolal ka kala yimid Benzema, Vazquez iyo Modric. Cristiano ayaa awoodi waayay inuu dhameysto ciyaarta marii uu xanuun dareemay kadib markii uu haleeli waayay labaaley uu rabay inuu ku dhaliyay […]

Continue reading …
Mancity oo markii ugu horaysay gaadhay wareega 4 dhamaadka ee horyaalka yurub iyo Madrid oo soo baxday

Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda dar-darka u saartay kooxda ka dhisan wadanka jarmalka ee Wolvspurg waxaana ay gabi ahaan ka reebtay koobka horyaalka kooxaha yurub, iyadoo kaga badisay goolal dhan 3-0, waxaana xusid mudan in kooxda reer jarmal ay hore ugaga soo badisay 2-0 kooxda real madrid, balse tani ahayd lugtii danbe ee ciyaarta. waxaana […]

Continue reading …
Man City iyo Real Madrid oo isku aaday

Kooxda Manchester City ayaa nus dhammaadka Koobka Horyaalada Yurub waxa ay la dheelaysaa kooxda Real Madrid. Taasi ayaa waxa ay ka dhigan tahay in City ay suuragal tahay in finalka koobka ay ka hortagto tababarahooda xilka la wareegi doona xagaagan ee Pep Guardiola, kaddib markii kooxda uu haatan layliyo ee Bayern Munich ay ku aadday […]

Continue reading …
man city oo taako u jirta in ay gaadho afar dhamadka champions league

man city aya rajo weyn ka qabta kulanka cawa gurigeeda etihad stadium ay ku soo dhaweynso kooxda reer france ee PSG. iyadoo kulanki ki hore ay ku soo galeen barbaro guriga PSG 2:2 ah waxana kulaankaas dardar xoogleh la soo gashay garoonka kooxdi martida ahyd halka kooxda PSG ay ahyd koox un difaac u badan, […]

Continue reading …
Page 2 of 3123