/
Home » Archives by category » CIYAARAHA
C. Ronaldo Oo Ku Guuleystay Abaal-marinta Cayaaryahanka Ugu Fiican Aduunka (Daawo Sawirro)

C. Ronaldo Oo Ku Guuleystay Abaal-marinta Cayaaryahanka Ugu Fiican Aduunka (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Ciyaaryahanka xulka qaranka Portuqal iyo kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa markii labaad oo isku xigta ku guuleystey abaalmarinta ciyaaryahanka ugu wanaagsan caalamka ee ay FIFA bixiso. Cristiano Ronlado ayaa xaflad lagu qabtay magaalada London caawa waxa uu ugaga guuleystey Lionel Messi iyo Neymar oo ay abaalmarintan THE BEST ay ku tartamayeen. Xiddiga Real Madrid […]

Daawo+Sawirro:- Mo Farah Oo Ku Guuldareystay In Uu Ku Guuleysto Tartanka Orodka 5,000M

(HayeNews.com)-Sir Mo Farah ayaa ku guuldareystay Tartanka Orodka 5,000m ee adduunka, kaddib markii uu kaalinta labaad uu caawa ka galay orodka 5,000m ee Tartanka ciyaaraha fudud Adduunka ee ka socda London. Orodyahan u dhashay dalka Itoobiya oo lagu magacaabo Mukhtar Edris ayaa kaalinta koowaad ka galay, kaasoo si cajiib ah uga hor-maray Mo Farah oo […]

Continue reading …
Sawirro+Akhriso:- Kooxda Real Madrid Oo Markii Labaad Oo Xiriir Ah Ku Guuleysatay koobka UEFA Champions Leaque-ga, Macalin Zidane Oo Taariikh Cusub Dhigay Iyo C.Ronaldo  Oo Labo..

(HayeNews.com)-Real Madrid ayaa taariikh cusub u dhigtay kooxaha Yurub kadib markii ay 4:1 ku xasuuqday kooxda Juventus waxaana Real Madrid noqotay kooxdii ugu horaysay ee koobka UEFA Champions Leaque-ga difaacatay iyada oo kulankan uu laba gool ka dhaliyay Cristiano Ronaldo oo isna dhiniciisa taariikh cusub dhigay. Carslos Caseiro ayaa goolka qurux badan dhaliyay laakiin sidoo […]

Continue reading …
Ciyaaryahanka Dunidda Ugu Qaalisan ‘Paul Pogba’ Oo Cumro U Jooga Magaalada Barakeysan Ee Makka al-Mukarama+Sawirro

(HayeNews.com)-Paul Pogba oo ah Ciyaaryahanka Dunidda ugu qaalisan una ciyaara kooxda Manchester United ee dalka Ingiriiska ayaa xiligan ku sugan Boqortooyada Sacuudiga gaar ahaan magaalada Barakeesan ee Makka, uu u btagay in uu ku cumreysto. Ciyaaryahanka ayaa lasoo sawiray isaga oo ku sugan Magaalada Makka waxa uuna isbadal ku sameeyay qaabka uu tinta u jarto, […]

Continue reading …
Manchester United Oo Ku Guuleysatay Koobka Europe League+Sawirro

(HayeNews.com)-Kooxda Kubadda Cagta ee Manchester United ayaa ku guuleysatay Koobka Europe League, kaddib markii ay 2-0 uga badisay Kooxda Ajax ee ka dhisan dalka Holland. Ciyaarta Finalka oo xalay ka dhacday garoonka Stockholm ee dalka Sweden ayaa Manchester waxay ugu suura gelisay inay ka mid noqoto kooxaha ka qeyb galaya Tartanka Champions League. Goolasha ay […]

Continue reading …
Kooxda Reer Talyaani Ee Juventus Oo U Soo Baxday Finalka Champion League+Sawirro

(HayeNews.com)-Laba gool oo ay kala dhaliyeen Mario Mandzukic iyo Dani Alves ayaa guul weyn siiyay Juventus markaas oo ay 2-1 kaga adkaadeen kooxda As Monaco. Kylian Mbappe ayaa dhaliyay goolka calanka As Monaco, balse kooxdiisa waxey ku hartay 4-1 isku cel-celiska labada kulan. Juventus ayaa iska xaadirisay final-ka Champions League waana markii labaad oo ay […]

Continue reading …
Deg-Deg:- Isku Aadka Semi Finalka UEFA Europa League Oo La Soo Saaray,  Manchester Unitd VS..

(HayeNews.com)-Isku aadka wareega semi finalka UEFA Europa League ayaa la sameeyay iyadoo ay kasoo baxeen kulamo adag oo la wada sugi doono, waxaana finalka tartankaan lagu qaban doonaa wadanka Sweden gaar ahaan magaalada Stockholm. Manchester United ayaa ku aaday kooxda Spain ee wacdaraha ka dhigeysa tartanka Celta de Vigo taasoo heysata weeraryahanka xirfadda badan ee […]

Continue reading …
(Akhriso) Isku Aadka Tartanka Champion League Oo La Soo Saaray Iyo Kulumada Ugu Adag Oo..

(HayeNews.com)-Isku aadka tartanak horyaalka Yurub ee Champion League ayaa lagu sameeyay ¬†magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaana kasoo baxay isku aad culus. Bayern Munich iyo Real madrid ayaa isku aaday wareega 16-ka koobka horyaalada yuurub, waana mid ka mid ah kulamada ugu weyn ee tartankaan, sidoo kalana kulan kale oo weyn ayaa ka dhacay waana […]

Continue reading …
Cayaaryahanka Kooxda Arsenal Mesut Ozil Oo Si Kulul Uga Jawaabay Eedayn Uga Timid Saxaafada

(HayeNews.com)-Mesut Ozil ayaa rumaysan in marmarsiinyo looga dhigtay dhibaatada haysata Arsenal, sida uu sheegay wakiilkiisu. Ozil oo 28 jir ah ayaa la dhaliilay ka dib markii Arsenal ay soo wajahday guuldarradii ka soo gaartay Bayern Munich ka dib markii 5-1 lagu garaacay ciyaartii Arbacadii dhacday ee ka tirsanayd wareegga 16ka kooxood ee Horyaalka Yurub ee […]

Continue reading …
(Sawirro+Daawo) Arsenal Oo Guuldaro 2-1 Xalay Kala Kulantay Manchester City

(HayeNews.com)-Ciiyar xiiso badan oo katirsan Preimer League dalka Ingiriiska¬†ayaa xalay dhexmartay kooxaha Manchester City iyo Arsenal, Manchester City ayaana guul soo laabasho dahabi ah gaadhay ka dib markii ay 2-1 ku garaacday. Ciyaartaan ayaa waxa ay ka dhacday Garonka Etihad Stadium oo ay ku Ciyaarto kooxda Manchester City ee dalka Ingiriiska. Goolka Waxaa daqiiqadii 5-aad […]

Continue reading …
Page 1 of 3123