/
Home » Entries posted by Abdirashiid Cabdullaahi (Page 709)
Entries posted by Wararka Soomaaliya
(Dhageyso)Dawlada Soomaaliya Oo Ka Hadashay Go,aanka Kenya Mudada Ugu Kordhisay Qaxootiga Dhadhaab….

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay tallaabadii dowladda Kenya ay dib ugu dhigtay Xirida Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab oo ay hore u sheegtay iney Albaabada u laabayso dabayaaqada Sanadkan 2016ka. Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa tallaabo wanaagsan ku tilmaamay go’aanka ay Kenya mudo 6 bilood ah ugu kordhisay iney […]

Continue reading …
Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawaca Oo Ka Dhashay Dagaal Maanta Ka Dhacay Dagmada Caabud-waaq..

Dagaalkan oo u dhaxeeyay laba ka mid ah beelaha wada degga Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, ayaa gaystay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh. Ugu yaraan waxaa la xaqiijiyay dhimashada shan nin oo dhinacyadii uu dagaalka u dhaxeeyay iyo dhaawaca toddobo kale, oo saddex ka mid ah ay rayid yihiin. Dadka rayidka ee dhaawacmay laba […]

Continue reading …
Dag-Dag:Weerar Caawa Lagu Qaaday Saldhig Ay Ciidamada Puntland Ku Lee Yihiin Magaalada Gaalkacyo..

Weerar bambooyin loo adeegsaday iyo rasaas toos ah ayaa lagu qaaday Saldhig ay ciidamada Puntland ku leeyihiin Aaaga Saldhiga Miir ee magaalada Gaalkacyo. Weerarkaan ayaa waxaa ka dhashay khasaare, Balse lama oga halka ay khasaaradaan gaarsiisan tahay, waxaana uu ku yaala Saldhigan Xaduuda Puntland & Galmudug. Waxaa haatan wali la maqlayaa rasaas goos-goos ah oo ka […]

Continue reading …
(Akhriso)Galmudug Oo Sheegtay In Ay Baarayso Sababta AMISOM U Dishay Mid Ka Mida Ergada Dooranaysay..

Maamulka Galmudug ayaa War-saxaafadeed waxa uu ka soo saaray shaqaaqo maanta ka dhacday Magaalada Cadaado gaar ahaan, afaafka hore ee xarunta Doorashada Aqalka Hoose. Taas Oo ahayd dil loo geystay mid ka mida ergada dooranaysay xildhibaaanada aqalka hoose ee ka imaanaya maamulka galmudug. War Murtiyeed. Shqaaqadii Maanta ka dhacday Afaafka hore ee Madaxtooyada. Anagoo kaxun […]

Continue reading …
(Dhageyso)Dagaal Ka Dhacay Dagmada Caabud-Waaq Iyo Khasaare Ka Dhashay..

Wararka naga soo gaaraya Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in uu maanta halkaas ka dhacay dagaal u dhexeeya laba Maleyshiyo Beeleed. Qof goobjooge ah oo ku sugan magaalada Caabudwaaq ayaa sheegay in dagaalku uu halkaa ka dhacay. Dagaalka ayaa daba socda aanooyin qabiil oo ka dhexjiray mudooyinkan labadan beelood ee ku dagaalamay Magaalada Caabudwaaq,waxaa inta […]

Continue reading …
(Dhageyso)Maddaxweyne Faroole”Anigu Hay’adaha Ma Aminee Culimadaan Aaminaa”

Kulan ay ka soo qayb-galeen xubno kamid ah golaha wasiirada Puntland iyo culumaa’udiinka gobolka Nugaal ayaa looga hadlay abaarta xoogan ee ka jirta deegaanada Puntland iyo sidii loogu gurman lahaa. Madaxweynihii hore ee Puntland C/rixmaan Faroole oo ka qayb-galay kulankan ayaa sheegay in hay’adaha aan lagu aaminin lacagaha loogu tala-galay dadka abaaruhu ay saameeyeen ,isla […]

Continue reading …
(Sawiro+Dhageyso)Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Puntland Oo Xariga Ka Jaray Qaybo Ka Mida Isbitaalka Guud Ee Magaalada Gaalkacyo Oo Dib U Dhis Lagu Sameeyay..

Wasiirka Caafimaadka Ee Puntland Cabdinaasir cusmaan Cuuke Oo ay wehliyaan xubno katirsan Golaha Xakuumada Puntland ayaa maanta daah furka Qeybo Kamida ah Isbitaalka Gaalkacyo Oo dayactir lagu sameeyey Gudoomiyaha Gudiga Dib U dhiska Isbitaalka Gaalkacyo Prof,maxamed Jaamac salaad, ayaa wasiirka faahfaahin kasiiyey Howlaha ay ka qabteen isbitaalka iyo sidaay u maamuleen lacagaha Deeqda ah ee […]

Continue reading …
Galmudug Oo Guddi U Saartay  Xarigii Loo Geystay Wasiir Guure..

Iyadoo dhawaan Magaalada Cadaado lagu xiray Wasiirka howlaha Guud ee Maamulka Galmudug Maxamed Maxamuud Guure ka dib markii lagu eedeeyay in ilaaladiisa ay rasaaseen xarunta ay kasocota doorashada Aqalka Hoose ayaa arintaasi waxaa guddi u saaray Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug , guddigaasi oo ka kooban , wasiiro , taliyeyaal ciidan.

Continue reading …
Deegaanka Aricadays Oo Lagu Gubay Gaari Ay Saarnaayeen Dad Shacaba Oo Ka Soo..

Wararka ka Imaanaya Deegaanka Aricadays oo hoos Taga Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxau sheegayaan in la Gubay Gaari ay la socdeen Dad ka Amba baxay Magaalada Caabudwaaq. Weerarka lagu qaaday Gaariga oo Nuuciisu uu ahaa Xaajiyad ayaa la Tuhmayaa in ay Fuliyeen Maleeshiyaad kasoo jeeda Degmada Xeraale walloow ay iska Fogeeyeen. Mid ka […]

Continue reading …
Dag-Dag:AMISOM Oo Ku Dishay Cadaado Mid Ka Mida Ergada Dooranaysa Xildhibaanada Aqalka Hoose..

Warar goor dhow naga soo gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu toogtey mid kamid ah ergadii doorashada ee aqalka hoose. Ciidamada AMISOM ee ilaalada ka hayey xarunta doorashada ayaa la sheegay iney dileen ninkaasi oo magaciisa lagu sheegay C/laahi Caraale Dubad. Ninkan iyo ciidanka ayaa isku dhacay, sidaas ayeeyna […]

Continue reading …