/
Home » Entries posted by Abdirashiid Cabdullaahi (Page 660)
Entries posted by Wararka Soomaaliya
Xildhibaan Ka Tirsan BFS Oo Ku Eedeeyay Madaxda DFS Ka Hadal La,aanta Duqeymaha Lagu Hayo Shacabka Gobalka..

(HayeNews.com)—Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey inay ka gaabiyeen ka hadalka dhibaada Xoogan ee lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee Gobalka Gedo oo mudo Dhowr sano ah ay duqeymo ku garaacayaan Diyaaradaha Dowlada Maraynkan iyo Kenya haba ugu badnaatee Kenya. Xildhibaanka ayaa Sheegay Dowlada Soomaaliya ay isha ka daawanayso Dadka Soomaaliyeed […]

Continue reading …
(Dhageyso) Puntland Oo Amar Culus Ku Soo Rogtay Diyaaradaha Ka Daga Garoonka Magaalada Buuhoodle

(HayeNews.com)—Madaxweyne Ku Xigenka maamulka Puntland ahna Kusimaha Xilka Madaxweyne Mudane C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in Puntland ay go’aano ka gaartay Duulimaadyada diyaaradaha ee magaaladda Buuhoodle ee Gobolka Ceyn, wuxuuna ka digay in diyaaraduhu ay iska tagaan garoonka diyaaradaha ee magaaladda Buuhoodle. Wuxuu xusay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland in diyaaradii ka dagaysa garoonkaasi, ay […]

Continue reading …
UK Oo Ciidamo Milateri Ah U Soo Direysa Soomaaliya

(HayeNews.com)—Dowladda UK ayaa ciidamo milateri u soo direysa Soomaaliya, kuwaasoo ka qeyb qaadan doonaa tababarka Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. War ka soo baxay dowladda UK ayaa lagu sheegay inay ka go’an tahay inay ka qeyb qaataan dib u dhiska Ciidamada Soomaaliya. UK ayaa horay ciidamo kooban oo tababarayaal ah u soo dirtay Soomaaliya, kuwaasoo tababaraya […]

Continue reading …
UPDATE:_ DFS Oo Xaqiijisay In Howl-gal Lagu Dilay Ninkii Ka Dambeeyay Dilkii Askari Ka Tirsan Ciidamada AMISOM Ee DJabuuti

(HayeNews.com)—Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa xaqiijiyay In Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaliya iyo Midowga Afrika ee AMISOM howlgal ay saameeyeen ay ku dileen nin dil u geystay askari ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta ee ka socday dalka Jabuuti ee Gobolkaas ku sugan. Dilkaan loo geytstay askariga ka tirsanaa Ciidamada Nabad Ilaalinta Jabuuti ee Ku Sugan Gobolka hiiraan […]

Continue reading …
Shirka London: Dabinkii Soomaaliya Ka Badbaaday 57 Sano Ka Hor Oo Maanta Lagu Ridayo.!!+Akhriso

(HayeNews.com)-Shirka London ee loo balansanyahay horaanta bisha May waxaa lagu soo go’aamin doonaa in Soomaaliya aysan yeelan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya (Military). Iyada oo Madaxda Qaranka iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyadu isku raaceen shirkii Madasha ee Mogadishu lagu qabtay 15 – 16 April 2017 inla baabi’iyo Ciidanka Military ga ee hada jira. Lana dhiso 18,000 askari […]

Continue reading …
Deg-Deg:- Isku Aadka Semi Finalka UEFA Europa League Oo La Soo Saaray,  Manchester Unitd VS..

(HayeNews.com)-Isku aadka wareega semi finalka UEFA Europa League ayaa la sameeyay iyadoo ay kasoo baxeen kulamo adag oo la wada sugi doono, waxaana finalka tartankaan lagu qaban doonaa wadanka Sweden gaar ahaan magaalada Stockholm. Manchester United ayaa ku aaday kooxda Spain ee wacdaraha ka dhigeysa tartanka Celta de Vigo taasoo heysata weeraryahanka xirfadda badan ee […]

Continue reading …
(Akhriso) Madaxtooyada Villa Somalia Oo Bilowday Barnaamij Baraha Bulshada Su’aalo Lagu Weydiinayo Madaxweynaha JFS

(HayeNews.com)-Madaxtooyada Villa Somalia ayaa maanta oo jimco ah bilowday Kulan Talo Wadaag ah oo Su’aalo lagu weydiinayo Madaxweynaha, gaar ahaan baraha bulshada sida Facebook iyo Twitter-ka Madaxtooyada. “Madaxweynuhu wuxuu martigalinayaa kulan #TaloWadaag ah, waxaadna su’aalaha kusoo gudbin kartaan Twitter iyo Facebook”ayaa lagu yiri qoraalo la soo geliyay baraha bulshada Madaxweynaha. Su’aal weydiintan ayaa bilaabatay saaka […]

Continue reading …
(Sawirro) Kulan Loogu Hadlayo Sidii Wax Loogu Qaban Lahaa Abaaraha Soomaaliya Oo Lagu Qabtay Magaalada Minneapolis+Akhriso

(HayeNews.com)-Kulan loogu hadlayey sidii abaaraha Soomaaliya wax loogu qaban lahaa ayaa  lagu qabtay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota, Kulankani oo ay soo qaban qaabiyeen Senator Amy Klobucher oo Gobolka Minnsota u matasha Aqalka Sanet-ka iyo Tom Emmer oo Congresska Mareykanka u matala Gobolka Minnesota ayaa waxaa shirkaasi ka soo qeyb galay hey’adaha Samafalka iyo horjoogayasha […]

Continue reading …
Faah-faahin:- Kooxda Daacish Oo Sheegatay Weerar Ka Dhacay Bartamaha Magaalada Paris+Sawirro

(HayeNews.com)-Saraakiisha Booliska Faransiiska ayaa faahfaahin ka bixiyey weerar askari boolis ah lagu dilay laba kalena lagu dhaawacay oo xalay ka dhacay bartamaha magaalada Paris. Nin dabley ah uu rasaas ku furay askarta ka hor intii aan isagana la dilin xili uu isku dayey inuu goobta ka baxsado, waxaana boolisku xireen gooba weerarku ka dhacay oo […]

Continue reading …
(Sawirro) Shaqaalaha Dumarka Ah Ee Shirkadda Diyaaradaha Ee Aeroflot Oo Dacwad Ku Soo Oogay+Sababta

(HayeNews.com)-Shirkadda dayuuradaha Aeroflot oo ah midda ugu wayn dalka Ruushka ayaa wajahaysa dacwad ay ka soo gudbiyeen qaar ka mid ah shaqaalaheeda dumarka ah oo sheegay in laga doorbiddo kuwa dhuudhuuban. Maxkamadda magaalada Moscow ayaa Talaadadii diiday sheegashada midab takoorka ee ay soo gudbisay Irina Ierusalimskaya oo ka mid ah shaqaalaha diyaaradda. Waxay qorshaynaysaa inay […]

Continue reading …