/
Home » Entries posted by Abdirashiid Cabdullaahi (Page 469)
Entries posted by Wararka Soomaaliya
(Dhageyso)Maddaxweyne Guuleed”Dadka Reer Gaalkacyood Ha U Diyaar Garoobeen Go,aan Nabadeed OO Qaraar”

Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay shacabka kunool Magaalada Gaalkacyo in ay u diyaargaroobaan nabad ka dhalata Magaalada Gaalkacyo oo maalmihii lasoo dhaafay dagaal uu ka jiray. Madaxweyne Guuleed ayaa sheegay in aysan jirin cid qabsan karta Gaalkacyo labada maamul sidaas darteedna ay haboon tahay in lagu wada […]

Continue reading …
Dag-Dag:Ciidamo Ka Tirsan Jubbaland Oo La Wareegay Xuntii Ay Ka Socotay Doorashada Aqalka Hoose..

Ciidamo ka tirsan Maamulka Jubbadaland ayaa Saaka gabi ahaanba la wareegay Xaruntii Doorashada Aqalka Hoose ay ka socotay Magaalada Kismaayo. Ciidamadaan Xarunta la wareegay ayaa ka cabanaya Masuqmaasuq baahsan oo lagu sameeyay Belihii ay kaso jedeen, waxayna ku edenayaan Gudiga Doorashooyinka dadban eeJubbaland in ay wax isdana mariyeen. Xarunta Doorashada ka dhacayso ayaa waxaa ku […]

Continue reading …
(DHAGEYSO)Siyaasi Nuuraani”Doorashadii Baydhabo Shariif Xassan Baa Lagu Soo Dooranayay Oo..

Iyadoo Shalay Guddiga Xalinta Khilafaadka ee doorashooyinka ay shaaciyeen in ay soo gaartay Cabasho ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah Musharaxiinta u tartameysa Xilka Xildhibaanimo ee Aqalka Hoose ayaa Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Shir Jaraa’id ku qabtay Maxamed Nuur Cali Nuuraani oo ka mid ahaa Musharaxiintii u tartameysay Xildhibaanada Aqalka Hoose ee laga soo […]

Continue reading …
(DHAGEYSO)General C/laahi Gaafow Oo Ka Hadlay Sugida Amaanka Doorashada..

General C/laahi Gaafow Maxamuud Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee (NISA) ayaa sheegay Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya in ay qeyb muhiim ah ka qaadan doonaan sugidda amniga goobaha ay ka dhacayaan Doorashooyinka. Waxa uu sheegay doorka Ciidanka Nabad sugidda in uu yahay sugidda amniga iyo sidoo kale ka hortaga weerarada laga cabsi qabo […]

Continue reading …
Faallo Xasaasi Ah: Maxaad kala socotaa Xaaladdaha ku gadaaman Wada hadalada Puntland & Galmudug ee berri? Yaase Damanaad qaad rasmi ah bixin karra???

Bilowga Maalinta Sabtida ayaa lafilayaa in ay furmaan wada hadalo xasaasi ah oo ku saabsan sidii xal-waara looga gaari lahaa xaaladda magaalada Gaalkacyo oo dhawaanahan daris lahayd dagaalo culus oo dhexmarayey Puntland & Galmudug, waxaana Isha lagu hayaa sida ay noqon doonaan wada xaajoodyadan. Boqolaal qof oo ka qaxay guryahoodii ayaa Falaaraha Qoraxda maalintii iyo […]

Continue reading …
(SAWIRO+AKHRIS)Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Oo Soo Gaaray Magaalada Gaalkacyo..

Galaha abwaanada soomaaliyee ayaa soo gaaray magaalaa gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug oo ay indhaweyd colaadi ka jirtay. Golaha abwaanada ayaa ka soo dagay garoonka diyaaraha ee Cabdulaahi Yuusuf. Waxaana ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo qaar ka mid ah Bulshada ku nool Magaalada Gaalkacyo. Guddoomiye Kuxigeenka Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Abwaan Xirsi dhuux  Maxamed […]

Continue reading …
(DHAGEYSO)Maddaxweyne Guuleed Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Soo Gaaray Magaalada  Gaalkacyo..

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo wafti uu hogaaminayo ayaa goordhaweyd soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Afhayeenka Maamulka Galmudug C/llaahi Xaashi ayaa sheegay in Madaxweyne Guuleed iyo waftiga uu horkacayo ay soo gaareen magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo ay ka taagan tahay Colaad u dhaxaysa Puntland iyo Galmudug. Wuxuuna intaa […]

Continue reading …
(SAWIRO+DHAGEYSO+DAAWO)Madaxweyne Gaas Oo Soo Gaaray Gaalkacyo Iyo Arimo Badan Oo Uu Ka Hadlay..

Madaxweynha puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa soo gaaray magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug oo xiisado colaadeed ay ka jireen muddo bila xisadahaas oo u dhaxeeyay ciidamada puntland iyo galmudug. Maddaxweyne Gaas iyo waftigiisii ayaa Loo gudbiyay gurigiisa halkaas oo uu kula hadlay Saxaafada asagoona ugu war bixiyay safarkiisa wuxuuna sheegay inuu safarkiisu qayb ka […]

Continue reading …
(SAWIRO)Madaxweyne Hollande Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Safiirka Soomaaliya Ee Dalkaas..

Madaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa waraaqadaha aqoonsiga ee safirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Faransiiska Danjire Cali Shariif Axmed, kaasoo xaruntiisa noqoneyso magaalada Paris. Munaasabad kooban oo ka dhacday qasriga madaxtooyada Paris ee Élysée Palace ayaa danjire Cali Shariif Axmed waxaa uu Madaxweyne Hollande ugu gudbiyay warqadihiisa aqoonsiga iyo dhambaal […]

Continue reading …
(DHAGEYSO)Xassan Sheekh ” Deegaanada Soomaaliland iyo Puntland Waxaa Ka Jira Abaar Daran”

  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay abaaraha ka jira Dalka gaar ahaan abaaraha daran ee ka jira Deegaanada Soomaaliland iyo Puntland. Waxa uu sheegay abaaro daran in ay ka jiraan Deegaanada Soomaaliland iyo Puntland oo ay ku dhimanayaan Dadka iyo Duunyada ku nool halkaasi. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa Beesha Caalamka […]

Continue reading …