/
Home » Entries posted by Abdirashiid Cabdullaahi (Page 3)
Entries posted by Wararka Soomaaliya
Madaxweynaha Puntland Oo Xariga Ka Jaray Mashruuca Balaarinta Biyo Gelinta Magaalada Boosaaso (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maanta 18 September 2017 xadhiga ka jaray mashruuca balaadhinta  biyo gelinta magaalada Boosaaso. Xadhig jarka Mashruucani ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey maamulka gobolka Bari, guddoomiyaha hay’adda biyaha, tamarta iyo khayraadka dabiiciga ah  ee PSAWEN, saraakiil ka tirsan madaxtooyada Puntland iyo madaxa […]

Continue reading …
Xildhibaan Odawaa Oo Iska Diiday Xubinimada Guddiga Baarlamaanka U Saaray Kiiskii Qalbi-dhagax

(HayeNews.com)-Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay inuu ka cudur daaranayo xubinimada Guddiga loo saaray kiiskii Qalbi Dhagax iyo qaraarkii Xukuumadda ka qaadatay 6-dii bishan. Mr Odawaa ayaa sheegay inuu safar shaqo oo uu dibadda ah uu ku maqan yahay, isla markaana aanay […]

Continue reading …
Gudoonka Golaha Shacabka Oo Guddi Gaar Ah U Saaray Go,aankii Xukuumaddu Ka Qaadatay Arrinta Qalbi-dhagax (Akhriso)

(HayeNews.com)-Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta magacaabay Guddi gaar ah oo ka soo tala bixiya qaraarkii Xukuumadda ka qaadatay dhiibidii C/kariin Qalbi Dhagax oo loo gacan geliyay dowladda Itoobiya iyo doodii ka dhalatay. Guddigan oo ka kooban 15 xubnood oo dhamaan ah Xildhibaan ayaa lagu wargeliyay inay warbixin tifaftiran ka soo […]

Continue reading …
Ra’iisulwasaare Kheyre Iyo Wafti Uu Hor-kacayo Oo Goor-dhaweyd Ka Dhoofay Magaalada Muqdisho

(HayeNews.com)-Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi la socda ayaa goordhaw ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho , iyagoona kusii jeeda magaalada New York ee Dalka Mareykanka. Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada New York uga qeyb galaya fadhiga Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, waxaana Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya uu ku matali […]

Continue reading …
Haweeney Aan Raashiin Cunin Muddo 60 Sano Ah Iyo Sababta Keentay (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Saraswati Bai, oo 75-jir oo Hindiya ku nool waxay sheegataa inaysan cunin cunno – bariis iyo wax kale oo engegan – 60-kii sano ee lasoo dhaafay. Marka laga yimaado hal moos toddobaadkiiba – oo waliba ay marmar cunto – waxay kaliya ku nooshahay biyo iyo shaah. Saraswati waxay xusuusan tahay inay cunno fiican qaadan jirtay […]

Continue reading …
Wiil Hooyadiis Feer Ku Dilay Dalka Masar Si Uu U Raali Galiyo Xaaskiisa (Dhacdo Naxdin Badan)

(HayeNews.com)-Dhimashada hooyadaan 81 jirka ah ayaa ka dambeysay kadib markii uu si xun u garaacay wiilkeeda oo kula noolaa magaalo kutaala dalka Masar, waxayna arrintaan dhalisay carro aad u xoogan. Zeinab as-Sayyid Mahfouz, ayaa falkaan ay u dhimatay wuxuu ahaa mid uu wiilkeeda uu ku raali galinayay xaaskiisa, oo ka cabanaysay hooyadiis. Dhiigeeda ayaa banaanka usoo qulqulay, […]

Continue reading …
Deg-Deg:- Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Taageeray Isbaheysiga Sacuudiga Iyo Imaaraadka Carabta Ee Xiriirka U Jaray Qatar (Akhriso)

(HayeNews.com)-Maamulka Koofur Galbeed ayaa taageeray isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta, iyagoo sheegay in go’aankii dowladda Federaalka ka qaadatay xiisada khaliijka in aan laga tixgelin, isla markaana lagala tashan. War saxaafadeed ku qornaa afka English oo ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu sheegay in Maamulka Koofur […]

Continue reading …
Qiimeyn:- 3 Bil Ka Dib, Maxaa Ka Qabsoomay Ballantii Madaxweyne Farmaajo Ee Cadaaladda ? (Wax Badan Ogow)

(HayeNews.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa uu 4-tii June ee sanadkan, Garoonka Koonis ka ballan-qaaday in uu 3 bil gudahood wax uga qaban-doono cadaaladda dalka, isaga oo yiri “Waxaa noogu soo xigta Cadaaladda oo aan ballan idiinka qaaday ammaano iyo amni,  waa hawl is wadata oo aan hadda wadno, caddaaladda soo […]

Continue reading …
Boqalaal Caruurta Muslimiinta Reer Rohingya Ah Oo Keligood Ka Soo Cararaya Dalka Myanmar Iyo Dar-xumo Heysata (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Qaar ka mid ah Hay’adaha gargaarka ee caawinaya dadka Muslimiinta Rohingya ee ku soo qaxay Bangaladesh ayaa waxay sheegeen in ay jiraan caruur badan ooo aan waalidkood la socon. Hay’adaha ayaa waxa ay sheegeen in ay jiraan ku dhawaad 1,300 oo caruur ah oo aysan waalidkood amaba qaraabadooda wehelin kuwaasoo soo gaaray Bangaladesh. Qaar ka […]

Continue reading …
Nin Ahaan Jiray Xoolo Dhaqato Oo Isku Dal-dalay Deegaanka Ceel-dheere Ee Gobalka Galgaduud (Dhageyso)

(HayeNews.com)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliaya ayaa ku soo warama in deegaanka Ceel-dheere oo u dhexeeya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel lagu arkay meydka nin is dal-dalay oo magaciisa lagu sheegay cabdi yare dhoodaan Maxamed Guuleed. Alle ha u naxariistee Marxuumka is dal-dalay ayaa la sheegay in uu ka soo lugeeyay Degmada matabaan […]

Continue reading …