/
Home » Entries posted by Abdirashiid Cabdullaahi (Page 2)
Entries posted by Wararka Soomaaliya
Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Addis Ababa (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey, ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalkaasi, safarka Madaxweynaha ayaa yimid kadib markuu casumaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Mr. Hailemariam Desalegn. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Addis Ababa kusoo dhoweeyey Wasiirada […]

Continue reading …
Angela Merkel Oo Ku Guuldareysatay In Ay Soo Dhisto Dowlad Isbahaysi Ah

(HayeNews.com)-Angela Merkel ayaa ku guuldareysatay inay dhisto dowlad isbahaysi ah iyadoo wajahaysa loolankii ugu adkaa ee soo mara 12kii sano ee ay xilka haysay. Wadahadalo socday afartii toddobaad ee la soo dhaafay ayaa waxaa ka baxay xisbiga FDP,kadib markii hogaamiyaha xisbigaasi Christian Lindner uu sheegay inuusan jirin is aamin dhexdooda ah. Lama oga waxa dhici […]

Continue reading …
Sawirro:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo U Dhoofay Dalka Itoobiya, Kana Hadlay Muhiimada Safarkiisa (Dhageyso)

(HayeNews.com)-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa maanta Safar shaqo ugu ambabaxay dalka Ethiopia. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kanooko ee magaalada Garoowe kusii sagootiyey Madaxweyne ku-Xigeenka dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey, masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dawladda Puntland, qaar kamidda saraakiisha ciidamada […]

Continue reading …
Kooxda Al-Shabaab Oo Ciidamo Ku Leysay In U Dhaxeysa Balcad Iyo Jowhar

(HayeNews.com)-Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay weerar lagu qaaday gaari ay saarnaayeen ciidamada dowlada kaasi oo marayay meel u dhexeysa Jowhar iyo Balcad. Weerarkan ayaa lagu diley labo  ka mid ah ciidamadii saarneyd gaarigaa halka afar kalana ay ku dhaawcmeen. Gaariga oo ahaa nooca loo yaqaan Cabdi Bilaha  ayaa ku sii jeeday magaalada Jowhar waxaana rasaas lagu […]

Continue reading …
Ra’iisulwasaare Kheyre Oo La Kulmay Madaxweynihii Hore Ee Dalka Sheekh Shariif (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyinii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Waxay ka wada hadleen xaaladda guud ee dalku marayo xiligan gaar ahaan siyaasada iyo amaanka, waxaana kulankan uu ahaa mid xasaasi ah. Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey Madaxweyne Shariif booqashada […]

Continue reading …
Sacuudiga Oo Ugu Baaqay Wadamada Carabta In Ay U Midoobaan Dagaal Ka Dhan Ah IRAN

(HayeNews.com)-Axadii shalay ayey magaalada Qaahira kulan deg deg ah isugu yimaadeen wadamada xubnaha ka ah Jaamacada Carabta, kulankan oo ay codsatay xukuumada Sacuudiga ayaa looga hadlayey farogelinta Iran ku heyso dalalka Carabta. Wasiirka Arrimaha Dibada ee Sacuudiga Adel al-Jubeir oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay Carabta dhamaantood inay si mideysan u […]

Continue reading …
Deg-Deg:- Guddiga Doorashada Somaliland Oo Shaacinaya Natiijada Doorashada & Xisbiga Oo Isaga Baxay

(HayeNews.com)-Guddiga Doorashada Somaliland ayaa maanta lagu wadaa inay ku dhawaaqaan natiijada doorashada Madaxweynaha ee todobaad ka hor dhacday, iyadoo wali ay taagan tahay cabashada uu qabo Xisbiga Waddani. Xisbiga Waddani ayaa xalay mar kale wakiiladiisa kala baxay Guddiga doorashada, kaddib markii ay sheegeen in Guddiga doorashada ka hor-istaagay in la baaro qaar ka mid ah […]

Continue reading …
Mareykanka Oo Boqalaal Askari Ku Soo Kordhiyay Ciidamada Ka Joogga Soomaaliya

(HayeNews.com)-Waxaa aad loo kordhiyey tirada Ciidanka Maraykanka ee ku sugan Somalia kuwaasoo sannadkan la gaarsiiyey in ka badan 500 oo Askari sida laga soo xigtay saraakiil Maraykan ah Pentagon Maraykanka ayaa sheegay in boqolaal askar dheeraad ah ay u soo daabuleen Somalia, kuwaasoo ciiddanka degaanka talooyin ka siinaya dagaalka lagu jiro Alshabaab. Robyan Mark Afhayeenadda […]

Continue reading …
War Deg Deg Ah:- Maxkamadda Sare Ee Kenya Oo Sharci Ka Dhigtay Dib U Doorashadii Uhuru Kenyatta

(HayeNews.com)-Maxkamadda sare ee Kenya ayaa ku tilmaamtay inay sax aheyd dib u doorashadii Uhuru Kenyatta ee 26-kii bishii October, iyadoo meesha ka saartay dacwad ka dhan aheyd. Lix Garsoore oo ku sugnaa Maxkamadda ayaa ayiday doorashada, waxaana ay laaleen dacwad ka dhan ah dib u doorashada Mr Uhuru oo mucaaradka gudbiyeen Maxkamadda sare. Go’aanka Maxkamadda […]

Continue reading …
Ciidamada Badda Talyaaniga Oo Gacanta Ku Dhigay 6 Ruux Oo Soomaali Ah, Kuna Eedeysan Burcad Badeednimo

(HayeNews.com)-Ciidamada ilaalada Badda ee Dalka Talyaaniga kuna sugan biyaha Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Lix ruux oo ay sheegeen in ay yihiin Burcad Badeed Soomaali ah. Lixda qof ee la qabtay ayaa la sheegay in ay weerareen Markab Kalluumeysi oo waday Kunteenar 52,000 oo tan ah,kaas oo marayay biyaha Soomaaliya. Ciidamad talyaaniga oo adeegsanayay diyaarada […]

Continue reading …