/
Home » Entries posted by Abdirashiid Cabdullaahi
Entries posted by Wararka Soomaaliya
War Deg Deg Ah:- Wariyayaasha Oo Gaarey Iyo Guddiga Doorashada Somaliland Oo Natiijada Hada Ku Dhawaaqaya

War Deg Deg Ah:- Wariyayaasha Oo Gaarey Iyo Guddiga Doorashada Somaliland Oo Natiijada Hada Ku Dhawaaqaya

(HayeNews.com)-Wararka naga Soo gaaraya Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in goordhow wariyaasha ay gaareen xarunta gudigga doorashada Soomaaliland,iyadoona la filayo in daqiiqado kadib lagu dhawaaqo natiijada doorashada. Hayeeshee Waxaa jira walaac xoogan uu muujinayo gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ee wadani Cab di raxmaan Cirro,kaasi oo ku aadan in lagu shubtay doorashada Madaxtinimada ee ka dhacday deegaanada Maamulka Soomaaliland […]

Vladimir Putin Iyo Bishaar Al-Assad Oo Ku Kulmay Magaalada Sochi (Daawo+Sawirro)

(HayeNews.com)-Madaxweynayaasha Ruushka iyo Syria, Vladimir Putin iyo Bishaar Xaafid Al-Assad ayaa ku kulmay Magaalada Sochi oo dhacda Badda Madoow. Labada madaxweyne ayaa ka wada hadlay Soo afjaridda Dagaalada ka dhanka ah waxa loogu yeero argagixisada, waxayna isla qaateen in dagaalka ay isku garabsanayaan uu noqdo mid mira dhala. Waxa ay isla meel dhigeen in dagaalka […]

Continue reading …
Ra’iisulwasaare Kheyre Oo Kulan La Qaatay Siyaasiyiinta Ku Bahoobay Madasha Talo Wadaag (Daawo Sawirro)

(HayeNews.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay Xafiiskiisa ku qaabilay Madal ay ku mideysan yihiin Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo rag horay xilal u soo qabtay. Madashan oo la magac baxday Talo Wadaag, sidoo kale waxaa loo yaqaanaa (GGF) waxaana Xukuumadda u aragtaa kuwo qunyar socod ah oo muxaafad ah. Xubnaha Madasha hormuudka ah ayaa waxay […]

Continue reading …
Donald Trump Oo Sheegay In Kuuriyada Waqooyi Ay Taageerto Argagixisada (Akhriso)

(HayeNews.com)-Madaxweyne Trump ayaa shaaciyey in Maraykanku mar labaad ku darayo Kuuriyada Woqooyi liiska dawladaha taageera argagixisada, sagaal sanadood ka dib markii laga saaray liiskaaa. Kulan golaha wasiirada, ayuu sheegay in dhaqaaqaasi bilaabi doono cunaqabatayno dheeraad ah oo “aad u balaadhan” oo la shaacin doono Salaasada. Laakiin xoghayaha arimaha dibadda Rex Tillerson ayaa markii dambe qirtay […]

Continue reading …
Xildhibaanada Puntland Oo Diyaarsanaya Hilibkii Ay Mar Kale Cuni Lahaayeen!

(HayeNews.com)-Puntland waxay madaxa la si geleysaa bilowga olalihii doorashada Madaxweynaha iyo soo xulitaanka Xildhibaanada cusub oo lagu wado inay dhacaan dhamaadka sanadka 2018. Xaaladda guud ee amni ayaa ah mid wanaagsan, laakiin waxaa jira dhibaatooyin aad u badan oo dalka ka taagan oo ay ugu weyn tahay dhibaatooyinka dhaqaale iyo duruufaha shacabka haysta, waxaana Puntland […]

Continue reading …
Deg-Deg:- Natiijada Doorashada Somaliland Oo Saacadaha Soo Socda Lagu Dhawaaqayo

(HayeNews.com)-Waxaa lagu wadaa in gilinka hore ee maanta lagu dhawaaqo Natiijada doorashadii 13-kii bishaan ka dhacday Soomaaliland oo ay ku tartameyn ilaa 3 Murashax oo kala hogaamiyo 3-da Xisbi qaran ee Soomaaliland. Wariyaasha magaalada Hargeysa ayaa soo sheegayo in Guddiga doorashada ay ku soo wargiliyeen in maanta la shaacin doono Natiijada loogana yeeray Xarunta Guddiga […]

Continue reading …
Madaxweynaha JFS Farmaajo Oo Kulan La Qaatay Dhaxal-sugaha Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Bin Zayed

(HayeNews.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho labo cisho ah ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa wadahadallo la yeeshay Dhaxal Sugaha Imaaradda Abu Dubay, ahna Ku Xigeenka Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee dalkan Sheekh Maxamed Bin Zayed Al Nahyan. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka mahadceliyay soo dhoweynta diirran iyo taageerada […]

Continue reading …
Wasiir Ka Tirsan Dalka Hindiya Oo Lagu Heysto Wado Dhex-deed Oo Uu Kaadiyay

(HayeNews.com)-Warbaahinta iyo Shacabka dalka Hindiya ayaa si weyn u dhaleeceeyay Wasiir katirsan Xisbiga talada dalka Hindiya haya ,kaa oo lagu eedeeyay in wado dhaxdeeda ku kaadiyay ama ku xaajo gutay. Muuqaal laga duubay Wasiirka Biyaha dalka Hindiya Ram Shinde oo wado dhaxdeeda ku xaajo gudanaya ayaa si weyn loogu baahiyay Warbaahinta iyo Baraha bulshada ,waxaana si […]

Continue reading …
Guddiga La-dagaalanka Musuq-maasuqa Oo Baarlamaanka La Horgeynayo & Khayre Oo Ka Hadlay

(HayeNews.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormoor shaqo oo uu ku tagey xafiiska Hanti-dhowrka guud ee qaranka ka sheegay in Xukuumaddu ay xooga saareyso la-dagaalanka musuq-maasuqa, maadaama barnaamijka dawladda ay ugu muhiimsan tahay isla-xisaabtanku. Ra’iisul Wasaaraha oo la hadlayay Hanti-dhowrka guud ee Soomaaliya Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) iyo hawl-wadeenadiisa ayaa […]

Continue reading …
Deg-Deg:- Musharaxa Xisbiga Wadani C/rixmaan Cirro Oo Qaadacay Doorashadii Ka Dhacday Somaliland (Daawo)

(HayeNews.com)-Xisbiga mucaaraddka ah ee WADDANI ayaa gabi ahaanba Caawa shaaciyay in uu qaadacay doorashadii 13,kii Bishaan ka dhacday Soomaaliland oo ay kula tatameen labada Xisbi Gudoomiyaha Xisbiga  WADDANI Cabdiraxmaan Cabdilalahi Cirro oo  Warbaahinta kula hadlay Hotel Ambassador waxa uu shaaca ka qaaday inuu gabi ahaanba qaadacay doorashadaas. Musharax Cirro ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay […]

Continue reading …
Page 1 of 577123Next ›Last »