/

(Akhriso) Isku Aadka Tartanka Champion League Oo La Soo Saaray Iyo Kulumada Ugu Adag Oo..

Filed under: CIYAARAHA,Waraka Maanta,Warar |

(HayeNews.com)-Isku aadka tartanak horyaalka Yurub ee Champion League ayaa lagu sameeyay  magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaana kasoo baxay isku aad culus.

Bayern Munich iyo Real madrid ayaa isku aaday wareega 16-ka koobka horyaalada yuurub, waana mid ka mid ah kulamada ugu weyn ee tartankaan, sidoo kalana kulan kale oo weyn ayaa ka dhacay waana Juventus iyo Barcelona kuwaas oo sanadkii 2015 isku arkay finalkii ka dhacay Berlin.

Leicester City ayaa wajahi doonta Atletico Madrid, halka Dortmund iyo As Monaco ay isku beegmeen, waxaana inta badan isku aadkaan lagu sifeyn karaa mid kooxaha waaweyn ay isku jabi doonaan ugu yaraan laba kooxood oo aan loo saadalineynin tartankaan ayaa gaari doona Semi Finalka tartanka.

LUGTA HORE

11ka April:

Borussia Dortmund v Monaco

Juventus v Barcelona

12ka April

Atletico Madrid v Leicester City

Bayern Munich v Real Madrid

LUGTA LABAAD

18ka Aprill

Leicester City v Atletico Madrid

Real Madrid v Bayern Munich

19ka April

Monaco v Borussia Dortmund

Barcelona v Juventus

isku-aadka

SI AAD U HESHO WARAR DHEERAAD AH HALKAAN RIIX

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *