/

Agaasimaha Wasaarada Ganacsiga Oo Ka Hor Yimid Xil Ka Qaadistii Uu Ku Sameeyay Maareeye (Akhriso)

Filed under: Waraka Maanta,Warar |

(HayeNews.com)-Agaasimihii Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumada Somalia ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu kaga jawaabayo wareegto xilkaoga qaaday oo ka soo baxday Wasiirka wasaaradaas Maxamed C/llaahi Xayir (Maareeye)

Agaasimaha ayaa qoraalkiisa ku sheegay in wasiirka uu shaqo joojin ku sameyn karo isaga balse uusan awood sharci ah u laheyn inuu xilka ka qaado, wuxuuna intaas ku daray in markii hore xilka loogu magacaabay Wareegto Madaxweyne oo ay ansixiyeen golaha Wasiirada, haddii xilka laga qaadayana ay tahay in wadadaas loo maro.

Qoraalka ka soo baxay agaasimaha ayaa u qornaa sidatan:-

Jawaab-Celin-Xayir-1Jawaab-Celin-Xayir-2

SI AAD U HESHO WARAR DHEERAAD AH HALKAAN RIIX

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *